Month: November 2022

CALAAMADAHAN HADAA ISKU ARAGTID HURDADADA CAQABAD AYAA KUSOO WAJAHAN.

Hurdo-yaraantu waa ay sii kordhaysaa sanad-sanadka ka danbaysa . Sababaha ugu waaweyn ee keenaya waxa ka mid ah technology-da oo isticmaalkeeda inagu batay , nafaqo yari , fiitamiinada vitamin b complex oo hoos udhaca ,isku buuqa ,xanuunadada jiitama sida macaanka iyo dhiikarka. Dadka xanuunada dhiikarka iyo macaanka leh hadii ay hurdadu ay ku yaraato waa muhiim in ay cusbitaal aadaan …