Waa inaad maqashay isticmaalka zinc si kor loogu qaado habka difaacaaga, daawaynta shubanka ama xitaa hagaajinta xusuusta iyo garashada. Waxaa si weyn loo isticmaali jiray tobanaan sano si kor loogu qaado caafimaadka iyo fayoobida, laakiin faa’iidooyinka zinc ee maqaarka iyo timaha ayaa inta badan la iska indhatiraa. SIDEE AYUU ZINC U CAAWIYAA MAQAARKA? Fallaadhaha qorraxdu waxay saameyn xun ku yeelan …
Neef-qabatowga xilliga hurdadu waa mid dhaca qofku marka uu seexdo ,waa xaalad caafimaad darro oo halis badan ,qofku hadii uu daalanyahay oo uu sameeyo khuuro dheer waxa ay tilmaamaysaa in hawo-mareenku uu xidhanyahay qofkana hawo-qaadashadu ay ku adagtahay. Neef-qabatowga waxyaabaha sababa waxa loo qaybiyaa laba:- CALAAMADAHA LAGU GARTO NEEF-QABATOWGA XILLIGA HURDADA. YAA KHATAR UGU JIRA NEEF-QABATOWGA XILLIGA HURDADA? Si aad …
Dhego-fidiye waa cudur ku dhaca badanaa caruurta, dadka waawayne wuu ku dhacaa.Xanuunka wuxuu ku dhacaa qanjirka lagu magacaabo “Parotid Gland”, qanjirkaan wuxuu ka mid yahay qanjirrada soo daayo ama soo saaro calyada, taasoo muhiim u ah calaajinta cunnada. Waxaa keeno jeermiska feyraska ee loo yaqaano “Mumps”, isla magacaas ayaana afka qalaad lagu dhahaa, dad badan oo bulshada ka mid ah …
kaabajku waa mid ka mid ah khudaarta cagaaran Nafaqooyinka laga heli karo cabage ka waxa ka mid ah : kaabajka waxa muhiim ah in aad u kariso, kadib aad isticmaashid fadlan ha isticmaalin isaga oo aan karsanayn.
Cinabka oo ka mid ah cuntooyinka xilliga xagaaga soo go’da ee si isku mid ah ay carruurta iyo waayeelkuba u jecel yihiin ayaa ay xeeldheerayaasha caafimaadku caddeeyeen in uu leeyahay faa’idooyin caafimaad oo tiro badan. Waxa kale oo uu waxtar la taaban karo u leyahay caafimadka dheefshiidka, araga iyo indHaha. Cunista cinabka oo la joogteyaa waxa ay ka hortag u …
Xubin walba oo jidhkeena ah in ay hesho jimicsi waa mid muhiim u ah caafimaadkeeda. Indheheenu waxa ay ubaahan yihiin nasasho maalintii ugu yaraan 30 daqiiqo ,habeenkiina 8 saacadood. Habab badan ayaa indhaha loogu jimicsiiyaa oo kale ah. – In aad eegtid hareerahaaga adiga oo aan dhaqaajinayn madaxaaga kaliyah indhaha uun leex-leexinayah 30 second. – In aad duugto indhaha dushooda …
Waxa badanaa la siiyaa qofka fuuqabaxa (shuban ama mantag yeesha). waxa ay qofka ay usoo celisaa macdanaha ka baxa sida potassium ,calcium iyo soidum. oo ah macdano aad inoogu muhiim ah. Macdanahan waxa ay kor usoo qaadayaan awoodda qofka fuuqbaxay. NOOCYADA FUUQBAXA: – Xumadda. – Shubanka. – Mantagga. Calaamadaha lagu garto qofka fuuqbaxay waxa ka mid ah :- – Awood …
Babaaygu wuxuu ka mid yahay cuntooyinka ugu caafimaadka badan, iyadoo ay ka buuxaan nafaqo kala duwan. Wuxuu qani ku yahay fitamiinno iyo macdano ay ka mid yihiin fitaamiin C, fitamiin E, phosphorous, copper, potassium, iron, calcium, manganese iyo magnesium. Waa kaloo ku badan faybar, fitamiin A, bioflavonoids iyo maadooyinka sun-saarista. Faa’idooyinka caafimaad ee laga helo babaayga: Caafimaadka dheefshiidka. Babaaygu waxa …
Men’s Health Week heightens awareness of preventable health problems and encourages early detection and treatment of disease among men and boys. Check out our 4 health tips to start during Men’s Health Week. – Exercise for 150 minutes per week. – Don’t forget your annual physical. – Commit to a healthier diet. – Recognize and manage stress. 10 Ways to …