ORS (ORAL REHYDARTION SUGAR/SALT).
Waxa badanaa la siiyaa qofka fuuqabaxa (shuban ama mantag yeesha). waxa ay qofka ay usoo celisaa macdanaha ka baxa sida potassium ,calcium iyo soidum. oo ah macdano aad inoogu muhiim ah. Macdanahan waxa ay kor usoo qaadayaan awoodda qofka fuuqbaxay. NOOCYADA FUUQBAXA: – Xumadda. – Shubanka. – Mantagga. Calaamadaha lagu garto qofka fuuqbaxay waxa ka mid ah :- – Awood la’aan. – Madax-xanuun. – Afka iyo dibnaha oo qofka qalala. – Xadiga kaadida oo yaraada. – Qallayl maqaarka ah. Goorma ayuu qofku uu ubaahda in la siiyo ORS? Haddii uu qofku uu musqul/kiniif/suuliga uu galo 3 jeer waxkabadan waxa uu … Continue reading ORS (ORAL REHYDARTION SUGAR/SALT).
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed