Khubarada caafimaadku waxa ay ka digaan inta badan dhibaatooyinka caafimaad ee ay leeyihiin walxaha farsamaysan ee cuntooyinka lagu darsado. Maraq digaagga aad ayay Soomaalidu u isticmaashaa waxayna ku darsadaan suugada si loogu carfiyo, dhanaanna loogu yeelo, shirkadaha sameeya maraq digaagga ay badanaa soomaalidu isticmaasho waa: “Maggi”, “Oxo” “Jumbo”, “Knorr” iyo “CalNort”. Talow Ma Isweydiisay, Muxuu Maraq Digaaggu Ka Samaysan Yahay? …
Collagen waxa ay masuul ka tahay muuqaalka maqaarkaaga,jilicsanaantiisa,kale baxsanaanta,awoodiisa iyo marka lakale jiido halkiisa in uu kusoo noqdo. Waa maaddo muhiim u ah maqaarka iyo badqabkiisa. collagen waa protein waana qurubka ugu yar uguna faaiidoda badan ee uu ka samaysan yahay maqaarkeenu. Meelaha kale ee laga helo waxa ka mid ah lafaha iyo seedaha. Collagen way ku yaraataa maqaarkeena sanadba …
Cuntooyinka daqiiqda laga semeeyo dhamaantood waa cuntooyin soo jiidasho leh oo dhadhan aad u macaan leh. Daqiiqda aan lagu darin cuntooyinka barootiinka ah ayaa ah ta ugu saameynta badan ee saamaysa mindhicirkeena . Saddexdan maaddo waxa lagu daraa marka la wershadaynayo . 3. Waxa ay kordhinaysaa miisaanka qofka ,miisaanka oo kordhaa waxa ka dhalan kara xanuunada wadnaha. SIDEE AYAA LAGU …
Caanaha naasku waa nafaqada aas-aasiga ah ee uu helo ilamaha hadda dhashay. Caanaha naaska hooyadu waxa ay ilmaha u wadaa ilaa 2 sanno. Cilmi-baadhis kasoo baxday waaxda xakamaynta xanuunada ayaa sheegay hooyooyinka ilmaha u bilaaba caanaha naaska marka uu dhasho si xidhiidh ahna u siiyaa in ay ka caano badan yihiin hooyooyinka ilmaha ka joojoojiya caanaha naaska. Werwerka ugu weyn …
Moralka qofka oo hagaaga subaxda hore waxa ay ka qaybqaadataa maalintaadu in ay noqoto maalin quruxbadan ,farxad badan sidoo kale caafimaad badan . Wax-qabadka maalin laha ah ayaa ah mid lama huraan u ah maalin walba in aad qabatid ,si ay u ahaato waxqabadkaagaasi mid xiisoh leh waxa aanu ugu talo-galnay dadka mareegta ku xidhan in ay akhristaan lixdan qodob …
Waa dhaawaca ugu yar ee gaadha dadka macaanka leh lugahooda. Inyar oo maqaarku uu furmo sida jeexitaan ,fin kasoo bax ayaa keeni karta in uu noqdo nabar weyn hadii aad macaan aad qabtid. – Hadii aad xidhantahay kabo adag oo cidhib adag leh sidoo kale ku haya waxa ay keeni kartaa kabtaas in uu nabar farahaaga ,suulasha ,baabocooyinka in ay …
Iron-tu waa macdan aad muhiim ugu ah samaysanka unugyada cascas ee dhiigga . xaddiga dhiigga korodhkiisa waxa ugu weyn ee ku xidhan waa macdanta iron. Dhiigaagu waxa uu u baahanyahay iron si loo sameeyo hemoglobin ,hemoglobin waa protein inoo xanbaara maadada oxygen taas oo dhex marayasa xididada dhiigga qaada. Haddii aanu jidhkaagu aanu haysan hemoglobin ku filan unugyadaadu ma helayaan …
Carabka oo ay dushiisa kasoo baxaan timo-yaryar oo madow waa xaalad ku meelgaadh ah oo qofku uuna noloshiisa ayna ku oolayn timaha, waxyeelo malaha carabka midabkiisa ayey ka dhigayaan mid madow oo dhogor leh. CALAAMADAHA LAGU GARTO . MAXAA SABABA . papilla -ha carabka dushiisa ku yaal ayaa dhaadheeraanaya,unugyada dhintay ee carabka dushiisa ayaan la qashin saarayn taas ayaa keenaysa …