BLACK HAIRY TONGUE.CARABKA OO TIMO MADOW KASOO BAXAAN.

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Carabka oo ay dushiisa kasoo baxaan timo-yaryar oo madow waa xaalad ku meelgaadh ah oo qofku uuna noloshiisa ayna ku oolayn timaha, waxyeelo malaha carabka midabkiisa ayey ka dhigayaan mid madow oo dhogor leh.

CALAAMADAHA LAGU GARTO .

  • Carabka oo midabkiisa oo is bedela .
  • Dhadhamada oo marwlba aad dhadhamiso birbir.
  • Af-ur/afbuuq.

MAXAA SABABA .

papilla -ha carabka dushiisa ku yaal ayaa dhaadheeraanaya,unugyada dhintay ee carabka dushiisa ayaan la qashin saarayn taas ayaa keenaysa in carbabka dushiisha uu ku yeesho gas .

Carabka dushiisa waxa kusoo ururaya bakteriya iyo caabuq-dhaliyeyaasha kale.

  • nadaafad darrada afka .
  • Af-qalaylka.
  • Qofka oo maalintii isticmaala dhowr jeer daawada afka lagu dhaqdo ee jeermis dilaha kuwa ay ku jirto maadada peroxide.
  • Tubaakada dadka isticmaala.
  • Isticmaalka badan ee bunka ,coffee-ga iyo shaaha madow.
  • Dadka isticmaala alkoolada .
  • Isticmaalka cunto fudud taas oo aan xoqayn carabka si unugyada dhinta looga dulqaado carabka.

DAAWEYN.

Daaweynta carabka oo madoobada kadib timo ay kasoo baxaan uma baahna in cusbitaal loo aado waxa ay u baahantahay in qodobadan aad raacdid:-

  • Qofku in uu ka fogaado tubaakada iyo waxyaabaha ay ku jirto sida sigaarka.
  • Qofka oo afkiisa cadaya maalintii laba jeer carabkana aad u nadiifiy

Haddii aad isbedel aad dareemi waydid la tasho dhakhtarka afka (dentist).

TALO.

  • Maalintii laba jeer ilaa saddex-jeer afkaaga(carabkaaga) nadiifi .
  • Xilliyada ugu wanaagsan waa cuntada ka hor iyo cuntada kadib inaad burush ku sifayso carabka.
  • Dakhtarka afka(dentist) si xidhiidh ah ula kulan .
  • Isticmaal cunto-nafaqo leh .

—————————————

Black hairy tongue is a temporary, harmless oral condition that gives the tongue a dark, furry appearance. The distinct look usually results from a buildup of dead skin cells on the many tiny projections (papillae) on the surface of the tongue that contain taste buds. These papillae, which are longer than normal, can easily trap and be stained by bacteria, yeast, tobacco, food or other substances.

Symptoms

Signs and symptoms of black hairy tongue include:

  • Black discoloration of the tongue, although the color may be brown, tan, green, yellow or white
  • A hairy or furry appearance of the tongue
  • Altered taste or metallic taste in your mouth
  • Bad breath (halitosis)
  • Gagging or tickling sensation, if the overgrowth of the papillae is excessive.

Causes

Black hairy tongue typically results when projections on the tongue called papillae grow longer because they don’t shed dead skin cells like normal. This makes the tongue look hairy. Debris, bacteria or other organisms can collect on the papillae and result in discoloration.

  • Changes in the normal bacteria or yeast content of the mouth after antibiotic use
  • Poor oral hygiene
  • Dry mouth (xerostomia)
  • Regular use of mouthwashes containing irritating oxidizing agents, such as peroxide
  • Tobacco use
  • Drinking excessive amounts of coffee or black tea
  • Excessive alcohol use
  • Eating a soft diet that doesn’t help to rub dead skin cells from your tongue.

Treatment

Black hairy tongue typically doesn’t require medical treatment. Though unattractive, it’s a temporary, harmless condition.

Lifestyle and home remedies

To practice good oral health and to remove the tongue discoloration:

  • Brush your tongue. Give your tongue a gentle brushing whenever you brush your teeth to remove dead cells, bacteria and food debris. Use a soft-bristled toothbrush or a flexible tongue scraper.
  • Brush after eating. Brush your teeth at least twice a day and ideally after every meal, using fluoride toothpaste.
  • Floss at least once a day. Proper flossing removes food particles and plaque from between your teeth.
  • Visit your dentist regularly. Get professional teeth cleanings and regular oral exams, which can help your dentist prevent problems or spot them early. Your dentist can recommend a schedule for you.
  • Maintain good nutrition. Drink plenty of water and eat a balanced diet that contains fresh fruits and vegetables.