Month: February 2023

3-SADDEXDA BILOOD EE UGU HOREEYA XILLIGA UURKA.

Uurku wuxuu jiraa ilaa 40 toddobaad. Toddobaadyada waxa loo qaybiyaa saddex saddex bilood. Saddexda bilood ee ugu horreeya waa waqtiga u dhexeeya bacriminta ukunta shahwada (rimidda) iyo toddobaadka 12 ee uurka. Jirka haweeneydu waxa uu maraa isbeddello badan inta lagu jiro 12ka toddobaad ee ugu horreeya uurka. Dumarku waxay inta badan bilaabaan inay ka welwelaan: Maxaa la cunaa? Fiitamamiino ma …

TESTESTRONE IYO RAGGA.

Testestrone waa hormone laga soo daayo dhikilaha(testes) unugyada loo yaqaano leydig cells. Ragga waxa uu siiyaa ➖ Dumarka waxa uu siiyaa:- QOFKA UU HOOSEEYO TESTESTRONE MAXAA LAGU GARTAA? Marka uu hoos udhaco testestrone hormone ku waxa uu sifudud uga muuqaa ragga marka la garab dhigo dumarka. Cuntooyinka kor uqaada testestrone-ka. Talo.

SI DABIICI AH ISKAGA DAWEE QUFACA .

Hadii aanad haysan dawooyinka loo lagu daweeyo qufaca ee sharoobo ah ama kiniin la qaato waxaad isticmaali kartaa waxyaabo fudud oo aad gurigaga ka helayso. Waa waxyaabo dabiici ah oo laga helayo guriga. 1- Malabka Malabku waxa uu u wanagsan yahay qufaca gar ahaan kisa qalalan. Cilmi baadhis la sameyay oo la is barbar dhigayay dawoyinka qufac baabiyaha iyo malabka …

SIDEE AYAAD UGA BAD-BAADI KARTAA DHIBAATOOYINKA UU KEENO SONKOROWGU/MACAANKU?

Sonkorowgu/macaanku waa xanuun jiitama ,ganacu waxa uu waayaa unugyada usoo saara maadada insulin oo control-sha heerka sonkorta dhiigga dhex-qulqulaysa. Sonkorta badan ee dhiiggu waxa ay waxyeelo u gaysataa unugyada dareemayaasha,taranka,indhaha,kelyaha,wadnaha iyo lugaha. Hadii sifiican oo loo ilaalin heerka sonkorta waxa ay keeni kartaa cawaaqib xumooyin saamayn xun leh . Siyaabaha lagaga hortago dhibaatooyinka macaanku gaysto waxa ka mid ah: Cabirka …

KALEBIXIDDA LAFAHA(CARUURTA).

Kale-bixiddu waxa ay dhacdaa marka laftu kasoo baxdo godka ay madaxa kula jirto. Dhaawac ayaa soo gaadha kale-goysyada marka sicadaadis leh loo soo jiido gacanta ,ama ilmuhu si aan miisaamnayn uu u fadhiisto ama lugta uu kale dhaco meel kale dheer. Kalabaxu waxa uu ka dhacaa meel walba oo ay ku kulmaan laba lafood. CALAAMADAHA LAGU GARTO KALEBAXA. FIRST AID …

14 QODOB OO MUHIIM U AH KAADI HAYSTA.

Dadka way kuyartahay hadal haynta kaadihaysta,laakin qof walba way saameynaysaa . Kaadi-haystu waxa ay kutaalaa uur-ku jirta hoosteeda,waxa ay qaadaa xaddi badan oo kaadi ah. Si aynu u ilaalino caafimaadka kaadi haysta waxa muhiim ah in aynu raacno qodobadan inoo tibaaxayah caafimaadka kaadi-haysta. Haysashada badan ee kadida aad xajinaysid uma wanaagsana kaadi haysta saameyn ayaa ka dhalan karta. kaadi haysashada …