Ad Blocker Detected
Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.
Kale-bixiddu waxa ay dhacdaa marka laftu kasoo baxdo godka ay madaxa kula jirto.
Dhaawac ayaa soo gaadha kale-goysyada marka sicadaadis leh loo soo jiido gacanta ,ama ilmuhu si aan miisaamnayn uu u fadhiisto ama lugta uu kale dhaco meel kale dheer.
Kalabaxu waxa uu ka dhacaa meel walba oo ay ku kulmaan laba lafood.
CALAAMADAHA LAGU GARTO KALEBAXA.
- Lafta waxa aad arkaysaa in meesheedii ay ka guurtay .
- Kaar badan.
- Dhaqdhaqaaqa oo yaraada.
- Barar.
FIRST AID AHAAN MAXAAD UQABAN KARTAA ILMAHAAGU HADII UU KALEBAXO?
- Yaree dhaqdhaqaaqa meesha ilmuhu uu ka kale baxay.
- Duub ,si aan xubintu u dhaqdhaqaaqin .
- Ku qaboh/cadaadih baraf/ice .
- Hadii aad helaysid sii xanuun baabiiyey sharoobo /kiniini ,adiga oo kale tashanaya daawo-yaqaan.
GOOB CAAFIMAAD GEE.
Meelaha uu ka dhici karo kala-buxu waxa ka mid ah:-
- Garabka.
- Faraha gacmaha.
- Misigta .
- Lawga/jilibka.
- Lugta .
Waa ay badanyihiin laakiin caruurta yaryar waa meelaha ugu badan ee ay ka kale baxaan ama dhaawacu uukasoo gaadho.
QAABABKAN ILMAHAAGA KA ILAALI.
QABABKA UGU WANAAGSAN EE LOO QAADO CARUURTA ,TAAS OO AAN DHAAWAC GAADHSIIN KARAYN.
Waalid ilmahaaga ilaali.
Mahadsanid marwalba ku xidhnow www.caafimaadka.net