Ad Blocker Detected
Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.
Testestrone waa hormone laga soo daayo dhikilaha(testes) unugyada loo yaqaano leydig cells.
Ragga waxa uu siiyaa β
- Muruqyadu waaweynaadaan , awood yeeshaan.
- Samaysanka baruurta/duxda jidhka.
- Muuqaalka wajiga oo dhalaala iyo timaha oo aan daadan.
- Samaysanka unugyada cascas ee dhiigga.
- Awood buuxda oo uu ninka siiyo xilliga galmada.
- Waxa uu ka hortagaa biyo baxa-degdega ah.
- Unugyada taranka ninka oo uu soosaaro.
Dumarka waxa uu siiyaa:-
- Awood lafeed iyo miisaan isku dheeli-tiran.
- Xubinta taranka dumarka oo uu ka dhigo mid u diyaarsan in ilmo qaado.
- Awood.
QOFKA UU HOOSEEYO TESTESTRONE MAXAA LAGU GARTAA?
Marka uu hoos udhaco testestrone hormone ku waxa uu sifudud uga muuqaa ragga marka la garab dhigo dumarka.
- Galmo awood laβ.
- Biyo bax degdeg ah (ragga).
- Timo daadasho.
- Awoodda muruqa oo hoos u dhacda.
- Daal badan .
- Miisaanka oo sarreeya.
- Qofka oo yeesha calaamadaha isku buuqa.
Cuntooyinka kor uqaada testestrone-ka.
- Toonta.
- Beedka.
- Lawska.
- Liinta.
- Kalluunka salmon iyo tuna.
Talo.
- Jimicsugu waxa uu yareeyaa miisaanka badan.
- Isticmaal cuntooyinka kaa caawinayah in testestrone kaagu fiicnaado.
- Dhakhtar marwalba la tasho.