Ad Blocker Detected
Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.
Yogurtu waxa ay noqon kartaa mid sare u qaada borotiinka, kalsiyum, fiitamiino, iyo probiotics, kuwaas oo kor u qaadi kara ilmo aragtayda mindhicirka. Kuwani waxay difaac u noqon karaan lafaha iyo ilkaha waxayna ka hortagaan dhibaatooyinka dheefshiidka.
Ciirtu waxa ay jidhka siisaa hab-difaac.
Ciirtu waxa ay ka koobantahay :
– Biyo 81%.
– Protein 9%.
– Subag/dux 5%.
– Sonkoro kale duwan 4%.
Iyo macdano kale duwan .
Probiotics waxay kor u qaadi kartaa habka difaaca jirka.
XILLIYADEE AYEY MUHIIM AY TAHAY IN AAD QAADATID CAANO FADHI/CIIR /YOGOURT.
– Marka caabuqa kaadi haystu qofka uu ku dhaco.
– Marka caloosha uu ka dareemo cillad in ay jirto.
– Kadib marka uu qofku uu qaato daawooyinka yareeya bakteriyada.
Xilliga uu ugu wanaagsan ee nafaqo ahaan aad u qaadan kartid waa subaxda hore calooshaada oo madhan.
CIIRTA/CAANO FADHIGA AMA YOGOURT AAD AYEY MUHIIM UGU TAHAY DIFAACAAGA.