MAXAA CADAADISKA DHIIGGA HOOS LOOGU DHIGAA? Dadka la nool xanuunka dhiikarka,cadaadiska dhiiggoodu hadii uu ka sareeyo 140/90mm/hg, dhakhaatiirtu waxa ay siiyaan daawooyin kiniino ah oo hoos u dhiga. Cadaadiska dhiigga/dhiikarka sababaha hoos loogu dhigo waxa kamid ah si ayna u dhicin:- – Dhaawac in uu soo gaadhin kelyaha. – In laga hortago faalig. – In laga hortago xanuunada wadnaha iyo …
Shuban – waa saxaro jilicsan laba illaa saddex-jeer qofku/ilmuhu uu dhigo. Mantag – awood ay isticmaalayaan muruqyada caloosha kuwaas oo caloosha ka caawinaya in ay iska saarto waxyaabaha soo galay,xanxantayn la xanxantaynayo hunguriga ayuu ka imanaya mantaggu. Caabuqa ugu weyn ee mantagga keena waaka kudhaca dheefshiidka afka ilaa halka ugu danbaysa mindhicirka ee malawadka. Waxa keeni kara waa ilmo-aragtay sida …
Dahaadhka sare ee isha ayaa ah ilin,ilintu isha waxa ay u tahay difaac ,ilin ayaa ay soo daayaan qanjidhada indhaha ku hareeraysan si ay u ilaaliyaan isha qoyaankeeda. Dadka qaar ayaa helin ilin isha u ilaalisa qoyaanka ,si fudud uma dareemayaan raaxada araga. Maxaa sababa indho-qalaylka? Xaaladaha kale ee keeni kara waxa ka mid ah:- CALAAMADAHAN HADII AAD ISKU ARAGTID …
Waxa aad maqashaa hebel -waxa uu u baahan yahay nafaqo/waxa ku dhacay nafaqo -darro ayaa haysa, nafaqo-darro maxay tahay? Nafaqo-darro waxa loo yaqaan laba xaaladood:- Cuntooyinka aynu qaadano waa cuntooyinka kooban dux/subag,fiitamiino,macdano,sonkor iyo barootiin cuntada aan intaa ka koobnayn waxa loo yaqaan cunto aan nafaqo lahayn. Hadii cuntada uu qaadanayo qofku ay badantahay oo si xad-dhaaf ah uu u qaado …
Epsom milixda cagta qooyntu waa mid ka mid ah dawooyinka ugu da’da weyn ee lagu daweeyo cudurro badan sida murqo xanuun iyo culeyska cagaha oo ku urura. cusbada Epsom waxay kaa caawin kartaa inay nadiifiso unugyada maqaarka ee dhintay, dejiso maqaarka qallafsan, iyo maaraynta arrimaha maqaarka ee dhowr ah. Diyaarinta qubayska milixda ee Epsom waa mid fudud waxayna ku lug …