Month: May 2023

10 QODODB OO ILMAHA CAAFIMAADKIISA AAD KU HORUMARIN KARTID.

Laga soo bilaabo 1928 ururka caafimaadka aduunku waxa ay xusayeen muhiimada caafimaadka caruurta in kor looqaado si ay u noqdaan ilmo caafimaad qaba oo mustaqbal fiican yeesha. Wacyigalin badan oo la sameeyey caruurta waalidku uu ka warhayo badqabkooda iyo caafimaadkooda waxa ay ka waxtar badan yihiin caruurta aan daryeelka ka haysan waalidkood. Marwalba oo aad ilmahaaga daryeel kawarhayn iyo mid …

KA HORTAG XANUUNKA KANSARKA.

Kansar marka la leeyahay waa unug si xawli ah u koray. Ma jirto awood lagu joojin karo xanuunka kansarka laakiin waxa uu leeyahay ka hortag fiican ,oo qofka lagu awoodsiinayo unugyadiisu in ayna u nuglaan xanuunka kansarka. Xanuunka kansarku waxa uu ku dhacaa unug walba oo jirkeena ,unugyaduna way u kale nugulyihiin kansarka ugu badan ee dadkeena ku dhaca waa …