Month: June 2023

5 TALLAABO OO MUHIIM U AH CAAFIMAADKAAGA.

Caafimaadkaaga oo wanaagsaadaa waxa uu kuu horseedayaa cimri-dheer. Sanadadan maadaama ay aad usoo badanayaan xanuunada jiitama waxa aad muhiim u ah in aad caafimaadkaaga la socotid isbedel walba . Sidee ayey kuugu hirgalaysaa in aad caafimaadkaaga aad la socotid? Waxa aad muhiim u ah inaad haysatid shax(table) ay kuugu qoran yihiin :- Iyo macluumaad kale oo aad ku hagaajinaysid caafimaadkaaga. …

DHAAWACA SOO GAADHA NEERFAHA WAJIGA.

Dhaawaca soo gaadha neerfaha wajigu waa dhaawacyo halis ku ah quruxda maqaarka wajiga. Badhka mid ah wajiga ayaa qaloocsama ama isku urura . MAXAA SABABA? qodobadan dhammaantood waa qodobo keeni kara in neerfaha wajigu ay dhaawacmaan . CALAAMADAHA LAGU GARTO IN DAREEN-WADKA WAJIGU UU DHAAWACMAY. Dadka ka dhaawacmay neerfaha wajiga waxa ay muujiyaan calaamado aan qarsoomayn oo aad ka dheehan …

Waa Maxay Xiiq Dheer (Whooping Cough)?

Xiiq dheer waa infekshan si fudud ku faafa oo ku dhaca qaybta hawa mareenka. Cudurkaan wuxuu leeyahay qufac dheer oo jiidmaya kaasoo bukaanka dhib ku ah, Xiiq dheertu waxay badanaa ku dhacdaa caruurta yar yar iyo dhalinyarada difaaca jirkoodu daciifka yahay. Cudurkaan wuxuu ahaan jiray dilaa kahor inta aan lasoo saarin tallaalka. Astaamaha lagu garto xiiq dheerta: Astaamaha lagu yaqaan xiiq dheertu …

𝑱𝑨𝑩𝑲𝑨 𝑴𝑰𝑺𝑲𝑨𝑯𝑨 𝑨𝑴𝑨 𝑺𝑰𝑡𝑨𝑯𝑨.

𝑯𝑢𝑹𝑫𝑯𝑨π‘ͺ Jabka soo gaara misigta/sinta ayaa ah mid saameeya dadka waayeelka ah (da’doodu ka weyntahay 65 jir). Dhibkan waxa u ku badan yahay dumarka 5-laab marka loo barbar dhigo raga. Sababta ayaa ah in isbedel ku yimaado hormoonnada dumarka kadib marka uu joogsado dhiiga caadada ah ee qofka dumarka ahi hesho da’da ka hooraysa ilaa 40 jirka. Hormoonnada ayaa faaidooyin …