Month: July 2023

Maadada aspartame oo haayadda caafimaadka aduunku ay ku dartay walxaha-keena xanuunka kansarka.

Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa aspartame ku dartay liiska maaddooyinka sababa kansarka, maadadaas oo lagu daro cabitaano kala duwan waxaana kamid ah cabitaanka shirkadda Coca Cola ee loo yaqaan Diet Coke, Coke Zero, Pepsi Max, iyo 7 Up Free. Balse waxaa la sheegay in hadii aspartame loo isticmaalo qiyaasta loogu tala galay maalin kasta, inay yareynayso khatarta kansarka, haddiise …

Sababahaan Awgood Jooji Cabidda Sigaarka.

Ka guuleysiga qabatinka maadada nicotine Daraasad ayaa tilmaameysa in 70 boqolkiiga dadka sigaarka caba ay jeclaan lahaayeen iney iska gooyaan cabidda sigaarka. Hasa yeeshee dadka inta badan isku daya iney iska jaraan kuma guuleystaan isku daygooda ugu horeeya. Sababtuna waxay tahay qofka ayaa jir ahaan iyo dareen ahaanba ugu tiirsan maadada nicotine ee ku jirta sigaarka. Dadka inta badan isku daya iney …