Dhibaatada caafimaad ee miisaanka sareeya uu keeni karo.

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Marka loo eego dadka miisaankoodu uu sareeyo ama buuran ,waa ay ka halis badan yihiin dadka miisaanka caafimaadka qaba leh , sababtoo ah waxa ay halis badan ugu jiraan xanuunadan:-

  • Xaga dhimashada iyaga ayaa kaga badan dadka miisaanka caafimaadka qaba leh .
  • Dhiikar-ka.
  • Beer-subagga.
  • Macaanka.
  • Xanuunada ku dhaca xidida wadnaha.
  • Faaligga.
  • Xanuunada ku dhaca ganaca.
  • Caabuqa ku dhaca lafaha ee sida fudud u jabiya.
  • Neef-qabatowga marka ay seexdaan.
  • Noocyo badan oo xanuunka kansarka ah.
  • Xanuunada dhimirka sida iskubuuqa,baqdinta iyo asaasaqa.
  • Jidh-xanuunka murqaha iyo seedaha.

Goorma qofka lagu tilmaami karaa in miisaankiisu uu sareeyo oo xadkii uu dhaafay?

Body mass index-waxa uu sheegaa qofka miisaankiisu inuu hooseeyo(caato),caadi-yahay iyo in uu miisaankiisu sareeyo(buuran-yahay).

Sidan u xisaabso BMI= miisaankaaga oo loo qaybiyey dhererkaaga oo laba jeer la isku dhuftay.

BMI= weight/height x heigth.