Month: October 2023

Xidida wadnaha ee halbowlayaasha ah sidee ayaad u ilaalin kartaa caafimaadkooda.

1. Miisaankag aad u ilaali ,oo ku ilaali inta la ogol yahay 75–80kg. 2. Cunto nafaqysan cun,cunto ka kooban khudaar cagaaran,sonkoro,barootiin ,dux ,macdano iyo fiitamiino. 3. 30 daqiiqo oo dhaqdhaaq ah ama guclyn,jimicsi. 4. Balwadaha aad isticmaashid yaree ,jooji muddo kadib si aad ugu noolaatid caafimaad waara. 5. Hadii aad sonkor la nooshahay(sonkorow) ku ilaali inta la ogol yahay. – …

5- ๐…๐€๐€’๐ˆ๐ˆ๐ƒ๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ๐๐Š๐€ ๐ˆ๐’๐“๐ˆ๐‚๐Œ๐€๐€๐‹๐Š๐€ ๐‹๐Ž๐–๐’๐Š๐€.

Waxaa laga yaabaa inaad hore u ogaatay sida lawska u caafimaad qabo. Carbohydratesku ku yar yahay oo borotiinku ku badan yahay, lawskani wuxuu bixiyaa nafaqooyin kala duwan iyo dufan caafimaad qaba. Waa kuwan qaar ka mid ah faa’iidooyinka cajiibka ah ee ay bixiyaan. 1. ๐‹๐š๐Ÿ๐š๐ก๐š ๐” ๐‘๐จ๐จ๐ง Lawsku waxa uu qani ku yahay maadada manganese iyo fosfooraska waxana ay caawisaa …

Faaidooyinka laga helo Khudaarta liinta Canbaha , Muuska, Avocado iyo xabxabka.

๐—œ๐˜€๐˜๐—ถ๐—ฐ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ž๐—ต๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ: Haya’adda Caafimaadka Adduunka ee loo yaqaano(WHO), waxa ay ku talisay in maalinkasta la Cuno Khudaar qiyaasteedu noqonayso ๐Ÿ’๐ŸŽ๐ŸŽ ๐ ๐ฆ Taas oo faa’ido aad badan u leh Nafaqada iyo Caafimaadka Qofka. ๐’๐š๐ง๐š๐๐ค๐ข๐ข ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ•,Waxay dhintay ilaa 3.9 million oo qof adduunka, Sababaha ugu wayn waxay ku taxaluqaan inaanay isticmaali jirin xaddi ku filan Khudaarta kala Duwan. Waxaa jira …

30 DAQIIQO MAALINTII HADDII AAD ORODO MAXAA ISBEDEL KA DHICI KARA JIDHKAAGA?

Orodku waa jimicsiga ugu wanaagsan marka labarbar dhigayo jimicsiyada kale, waxa uu qofku dhaqaajinayaa in taa uu ordayo dhammaan muruqyada jidhkiisa ,muruqyadaas oo isticmaalaya awood ay ku dhaqaaqaan . Orodka waxa aynu ka helnaa awood jidh ahaaneed,jidhka oo iska saara wasakhda badan,maskax fayow oo heshay dhiig fiican iyo awoodda wadnuhu dhiigga uu ku tuurayo oo wanaagsanaata. Uma baahnid orod badan …

CARUURTA :CAABUQA DHEGAHA .

Caruurta badanaa caabuqa dheguhu waxa uu ku dhacaa xilliga schoolka . Badanaa hore uma ogaano ilmaha maqalkiisu in uu hoos u dhaco ama dhegtu caabuq ay leedahay,badanaa waxa aynu ogaana xilliyada ay calaamado muujiyaan. Calaamadaha lagu arko waxa ka mid ah: Hadii aad aragtid ilmahaaga oo qanjo xanuunku uu kusoo noqnoqnayo ku dedaal sidoo kale in aad eegtid dhegaha waayo …

SIDEE U XADAYN KARTAA HEERKA SONKORTA DHIIGGU HADII AY SARAYSO?

Sonkorta dhiiga hadii ay saraysanto luqadda caafimaadka waxa loo yaqaanaa hyperglycemia. Sonkortu hadii ay kasarayso aroorta hore qofku isaga oo aan wax-cunin- 125mg/dl waxa la odhanayaa sonkortiisu way saraysaa.. Qofku marka wax uu cuno kadib 2 saacadood hadii sonkortiisu ay ka sarayso 200mg/dl waxa la odhanaya sonkortiisu waysaraysaa. Calaamadaha lagu garto sonkortu in ay sarayso. – Harraad badan. – Qalayl …

Sharoobada aan ilmahayga siiyo markuu xanuusado imisay cisho ayay aali kartaa guriga oo aan siin karaa ilmahayga?

Waa su’aal aad u wanaagsan ooy is waydiiyaan waalid badan. Guud ahaan, waxaa la arkay in marka ay timaado in la siiyo daawo sharoobo aanu waalidku sidii la rabay u siin ilmaha. Qaar ka mid ah hooyooyinka, si kastaba ha ahaatee, waxay ku guuldareystaan โ€‹โ€‹inay siiyaan cabbirka saxda ah ee sharoobada ilmaha yar. Dhaqankii hore ee isticmaalka malgacada si loo …

Daraasad; Qaraha wuxuu leeyahay awood lamid ah tan kaniiniga Viagra.

Qaraha ama xabxabka waa mid u fiican jirkeena, faa’ido badan oo dhanka caafimaadka ah ayaa lag helaa balse cilmibaarayaal ku sugan dalka Mareykanka ayaa qaraha la barbardhigay kaniiniga Viagra ee kordhiya hammada. Xabxabka waxaa ku jira kiimiko loo yaqaanno citrulline, taasoo ay ku jirto waxyaabo la mid ah Viagra. Viagra waxa loo yaqaan “kaniiniga buluuga ah”. Sida laga soo xigtay …