QARUHU/XABXABKU WAXA UU U FIICAN YAHAY XUBINTA TARANKA NINKA.

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Qaraha/xabxabku waa geed gaab midho nafaqooyin badan bixiyah.

Xabxabka waxa ku jirta maado loo yaqaano citruline oo ah amino acids caawiya muruqyada xubinta taranka ninka ,sidoo kaleka hortagta biyo baxa degdega ah.

citruline- waxa ay yaraysaa biyo baxa degdega ah sidoo kale waxa ay kor u qaadaa awoodda muruqa xubinta taranka ninka.

Daawooyinka biyo baxa degdega ah ka hortaga ,marka la eegayo dhibaatooyinkooda waxa aad uga badqab wanaagsan in la isticmaalo qaraha/xabxabka.

SIDEE AYUU QOFKU U ISTICMAALAYAA?

Xab-xabka ama qaruhu waa nafaqo xilli walba qofku uu qaadanayo hadii aanu marka hore dhibaato ku qabin sida gastriga iyo xasaasiyadda.

Muddo-bil ah ayuu qofku uu qaadanayaa si joogto ahna u isticmaalayaa.