| MAXAY KANEECADU DADKA QAAR U QANINTA?

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Dadka qaar ayaa ka cawda in kaneecadu ay dhiigooda jeceshahay oo ay iyaga aad u qaninto. Laakin, aan garanayn sababta ay dadka kale uga dooratay oo ay markasta usoo doonato.

Daraasad la sameyay ayaa waxa lagu ogaaday in dhawr shay ay sabab u noqdaan in qofka ay kaneecadu dad gaar uun qaninto.

1- Nooca dhiga- Darasad la sameyay ayaa lagu ogaaday in dadka dhigodu yahay (O group) ay kaneecadu jeceshahay in ay qaninto marka loo eego dadka nooca dhigodu yahay A. Darasadu is bar bar dhig kumay samayn noocayada kale ee dhiga.

2- Jidhkagu hadii uu soo saro xadi badan oo neefta (CO2) karbon ah. Waxad la kulmi dontaa qaninyo badan oo kanecada kaga timada. Marka dadka aadka u culus ayaa ka carbon badan dadka misankodu hoseyo. Taasina waxay ka dhigtay in dadka misankodu sareyo ay kaneecadu aad u qaninto.

3- Kor u kaca heerkulka jidhka ayaa isna ka qayb qaata in ay kaneecadu adiga uun ku eegato. Hooyoyinka uurka leh ayay jeceshay in ay qaninto marka loo eego dumarka aan urka lahayn wayo, kuwa urka leh waxa sareya heerkulka jidhkoda.

4- Dhididka ayaa ah isna waxyabaha soo jiita kaneecada gar ahaan wakhtiyada uu qofku jimicsi kasoo baxo.

5- Cabida khamrada oo iyadna kor u qaada heerkulka jidhka ayaa kamida waxyabaha ay qaniinyada kaneecadu ugu kooban tahay dadka qaar, marka loo eego dadka aan khamrada cabin.

Sideed uga gashaman karta

  • Isticmaal maryo jidhkaga qarinaya
  • Ka fogow melaha biya fadhisinka leh
  • Isticmaal kirimyada logu talagalay in ay kanecada maqarka ka ilaliyan. 

Dr. Garuun