Month: October 2023

QARUHU/XABXABKU WAXA UU U FIICAN YAHAY XUBINTA TARANKA NINKA.

Qaraha/xabxabku waa geed gaab midho nafaqooyin badan bixiyah. Xabxabka waxa ku jirta maado loo yaqaano citruline oo ah amino acids caawiya muruqyada xubinta taranka ninka ,sidoo kaleka hortagta biyo baxa degdega ah. citruline- waxa ay yaraysaa biyo baxa degdega ah sidoo kale waxa ay kor u qaadaa awoodda muruqa xubinta taranka ninka. Daawooyinka biyo baxa degdega ah ka hortaga ,marka …

SIDA UGU WANAAGSAN EE AAD U ISTICMAALI KARTID DAAWADA XIIQDA EE SALBUTAMOL.

Xiiqdu waa xanuun jiitama ,tuunbooyinka hawadu dhex qulqulayso ayaa dhuudhuubnaanaya ,hawadii ayaa gidaarada ku dhacaysa oo cidhiidhi gasha waa sababta qofku uu codkaa fodhida ah uu uga dhex maqlo laabtiisa weeyi. Daawooyinka xaaladda degdeg ah loo isticmaalo xiiqda waxa ka mid ah daawada la isku buufiyo ee loo yaqaano salbutamol. Goorma ayaa la isticmaala ? Xilliga la isticmaalayo waa xilliga …