Cunto qaadashada oo yaraata ,waa mid ka timid doonis nafsaaniya oo ay sababayaan cariyeyaasha keena in aynu cunto qaadano iyo inkale. Dadka qaar waxa ay qaataan daawooyin kor uqaada cunto qaadashadooda sida maadada cyproheptadine ,dadka qaar waxa ay la qaataan vitamins sida vitamin b complex. Dadku waxa ugu weyn ee ay ka cawdaan waa in daawada inta ay qaadanayaan oo …
It is common for children aged 6 and under to wet the bed, but older children can wet the bed too. If your child is over 6 and wetting the bed, there are things you can do about it. What is bedwetting? Bedwetting happens when a child doesnโt wake up during the night when they need to empty their bladder (urinate …
Taranka ibnu aadamka ayaa ah mid ka kooban laba ugxamood ,ugxan labood iyo ugxan dhadig. Ugxantu waxa ay ubaahantahay daryeel ,ilaalin labadaas qodob marka laga imaado halka ay ku dhowrsan yihiin oo ilaahay ilaaliyey ,qodobka daryeelka ayaa mid aadumuhu uu ka masuul uu yahay. In la kordhiyo xaddiga ugxanta ninka waa marka caqab ay ku timaado oo qofka ay kusoo …
Soomka ramadaan si uu kugu noqdo mid caafimaad ahaan kuu wanaagsan qodobadan niyadda ku hay. Suxuurtu waa awoodda iyo tamarta aad maalintaa iskaga xajin kartid hawlaha aad wajahayso. Haddii aad ka tagtid suxuurta oo aanad cunin ,waxa ay kugu keenaysaa caafimaad darro iyo miisaan dheeriya oo ku fuula ,xilliga aad afurtid ayaa qasab ah in aad cuntid cunto badan. 2. …
1-Waa inuu cabo biyo ku filan xiliga afurka xabad timira si haday sonkortu dhacsan tahay kor ugu soo qaado iyo jab yar oo qari ah . sharaabka qasacadaysan iyo sharaabka sonkorta lagu daraba waa inuu iska ilaaliyo sidoo kale waa inuu yareeyo shaaha iyo kafeega maadaa ay kaadida badiyaan .2-waa inuu iska ilaaliyo mac-macaan lagu a furo iyo kuwa la …
Koostadu waxa kujiro dhammaan qaybaha Nafaqada waxay qani ku tahay fiitamiinada : vitamins K vitamin A vitamins C Folate (B9)Macdanta : manganese calcium, iron, sidoo kale Koostadu waxay leedaahay vitamins K iyo vitamin A aad u badan . 1.Waxay xoojisaa Aragtida isha : vitamin A kujiro koostada wuxu ka hortagaa xanuuno ku dhaco isha sida aragtida habaynkii oo yaraato iyo …