Inaad awood u yeelatid in aad ubad tafiirma aad ka tagtid ayaa ah nimco ilaahay uu bixiyo oo aynu marwalba ku mahadnaqayno. Awoodaha cajiib ka ah ee ilaahay ina siiyey ayaa badanaa waxa dhacda inaga oo aan ogayn sida ay dhibtu u gaadhayso ayaa dhacda in aynu si qaldan wax u caqabano,taas si fudud inoogu hogaamiso nin ahaan in ay …
Kelyahu waa labo xubnood oo leh qaabka ama shabahaada midhaha digirta, waxay ku yaalaan labada dhinac ee xangulaha. Kalyahu waxay qabtaan shaqo aad u culus oo muhiim u ah nolosha qofka. Waxay nadiifayaan dhiiga ayagoo ka saaraya qashinka jirku kasoo saaro waxyaalaha aan cunno ama cabno. Marka kelyahaagu aanay si fiican u shaqeynaynin, kaadi-saaris ayaa loo baahan yahay si jirka looga saaro …
Here are some of the potential negative health impacts of excessive work hours based on my knowledge from August 2023: Physical Health Risks: Mental/Emotional Health Risks: Long-term, the cumulative effects of overwork can be quite serious, potentially leading to chronic health conditions. It’s so important to recognize the signs of work addiction or burnout and take proactive steps to prioritize …
Haa!!!!!!!!!!!!! Shaqadu waa awoodda iyo sababta aynu ku helno quutal daruurigeena,si nolosheena aynu ugu helno cunto,daawo,waxbarasho iyo adeegyada kale ee nolosheena ku horumarinayno sida caafimaadka. Haayadda caafimaadka aduunka waxa ay sheegtay in qofku uu shaqayn karo ugu yaraan 8-saacadood. 8-SAACADOOD OO SHAQO AH KADIB QOFKU SIDEE AYUU CAAFIMAADKIISA U ILAALIN KARAA? SHAQADA BADAN WAXA AY HOOS UDHIGTAA CAAFIMAADKAAGA! Haa ,waxa …
Xanuunka dhiikarka waa mid Ka mid ah Xanuunada jiitama ,cadaadiska dhiigga oo Ka kooban laba cadaadis ayaa kale ah systolic blood pressure iyo diastolic blood pressure. Systolic blood pressure ayaa laga rabaa in uu ahaado 100- 120mm/hg. Diastolic blood pressure Ku uu ahaado inta udhaxaysa 60-80mm/hg. Cadaadiska dhiigga waxa laga rabaa in uu ahaado 120/80mm/hg. Hadii uu ahaado 140/90mm/hg ayaa …
Anemia is a condition characterized by a low level of red blood cells or hemoglobin in the blood, which reduces the blood’s ability to carry oxygen to various tissues and organs in the body. One common cause of anemia is iron deficiency, which occurs when there is an inadequate amount of iron available for the production of hemoglobin. Iron is …
Dhiig la’aan waxa ay timaadaa marka hoos u dhac uu ku yimaad heerka maada HEMOGLOBIN ,hemoglobin waa maad ka samaysan protein oo inoo xanbaarta unugyada cas-cas iyo hawada oxygen. Dhiig la’aanta ugu badan ee dhacda waxa sababa qofka oo sifiican u qaadan maadada iron . SIDEE AYEY IRON-TU HOOS UGU DHICI KARTAA? Dhiigga caadada:- Gidaarada la burburinayo xiliga aanu dhicin …