Month: September 2024

Vitamin C ogow.

Vitamin C waxa aynu uga baahanahay si jidhkeenu uu u koro sidoo kale unugyada dhaawacma iyo unugyada gaboobay loo bedelo oo looga dhigo unugyo shaqadooda si caafimaad qab ah u gudanaya. Goorma ayaad u baahan tahay vitamin C. Calaamadaha lagu garto in Vitamin C uu kaa yaryahay. Qofka maalintii intee ayaa laga rabaa in uu isticmaalo oo vitamin C ah. …

Vitamin A Ogsoonow!

Vitamin A waa mid ka mid ah fiitamiinada duxda ka samaysan,jidhkeenu ma samaysto waxa uu badanaa ka helnaa dibadda ,dhirta ,hilibka cad /hilibka cas iyo kiniini/sharoobo ah. Xanuunada ka dhasha marka Vitamin A uu yaryahay waxa ka mid ah:- Faaiidooyinka vitamin A inoo leeyahay waxa ka mid ah:- Cuntooyinka laga helo waxa ka mid ah :- mohamed ibrahim / Mihnadle …

Follic acid iyo hooyada uurka leh.

★ ★ ★ ★ ★ Waa maxay Folic Acid? Folic acid waa qaab dadku sameeyo oo fiitamiin B ah oo loo yaqaan folate. Folate wuxuu ka ciyaaraa door muhiim ah soo saarida unugyada dhiiga CAS-CAS wuxuuna caawiyaa tubada neerfaha ee cunugaaga inuu yeesho maskaxda iyo xudunta laf-dhabarka. GOORMA AYAAD BILAABI KARTAA QAADASHADA FOLLIC ACID? Waxa aad bilaabi kartaaa 3-4 toddobaad …

Waxa aad u kordhay tirada dadka qaba xanuunka xiiqda(asthma).

Xanuunka xiiqda ayaa xanuun ku dhaca hawo-mareenka. Qofku marka uu hawo uu qaato,hawadaas oo ay ku jiraan dhaska,ubaxyada iyo dhirta budadooda ,dhogorta xayawaanka kuwaas oo ku keena qofka difaaciisu in uu diido waxa lasoo daayaa dareerayaal layidhaa,cytokinase, histamine ,prostaglandin iyo leukotrienes kuwaas oo ka dhiga muruqyada hawadu dhex qulqulayso qaar dhuudhuuban oo adag ,kadib qofku hawada uu qaadanayo iyo ta …

Dhibaatada sonkortu u gaysato maskaxda.

Sonkortu waa dilaa qarsoon! Cilmibaaris baaxad ballaaran oo uu daabacay PubMed Central (Jan. 2024) oo ka kooban ilaa 77 daraasadood waxay muujisay in uu xiriir togan (Positive Correlation) ka dhexeeyo isticmaalka sonkorta iyo hoos u dhaca garashada ama garaadka (Human Cognition) ee dadka iyagu caafimaadka qaba. Dhammaan daraasadahaaasi waxay soo jeediyeen in si adag loo xakameeyo cunidda iyo isticmaalka sonkorta. …

COMMON MINERAL DEFICIENCY.

Mineral deficiency occurs when the body lacks essential minerals needed for various physiological functions. Here are some common types of mineral deficiencies, their causes, symptoms, and potential health impacts: 2. Calcium Deficiency 3. Magnesium Deficiency 4.Zinc DeficiencyCauses: Inadequate dietary intake, malabsorption, chronic illnesses.Symptoms: Impaired immune function, hair loss, delayed wound healing.Health Impact: Increased susceptibility to infections and skin issues. 5. …

Different types of pregnancy complications.

Complications related pregnancy. Pregnant women may face various complications that can affect their health and the health of their baby. Here are some common complications:- 1. Gestational Diabetes Preeclampsia Preterm Labor Placenta Previa Ectopic Pregnancy Miscarriage Anemia Infections Hyperemesis Gravidarum Mental Health Issues Thrombosis Fetal Growth Restrictions Prevention and Management @Caafimaadka.net

BOLOLKA SUUSKA ILKAHA.

Qurmidda ilkahu waxaa weliba loo yaqaannaa madmadoowga ilkaha. Waxay keentaa iligga oo dalooshama haddii la daawayn waayana waxay ka soo tagi kartaa dheehda (qaybta adag ee dusha ee daboolaysa iligga) ooy ku faafi kartaa qaybta ugu weyn (dentine) ee iligga gudahiisa ee jilicsan. Qurmiddu waxay si degdeg ah ugu baahi kartaa qaybta ugu weyn ee iligga ee jilicsan waxayna ku …