Vitamin A Ogsoonow!

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Vitamin A waa mid ka mid ah fiitamiinada duxda ka samaysan,jidhkeenu ma samaysto waxa uu badanaa ka helnaa dibadda ,dhirta ,hilibka cad /hilibka cas iyo kiniini/sharoobo ah.

Xanuunada ka dhasha marka Vitamin A uu yaryahay waxa ka mid ah:-

  • Hab-difaaca qofka oo hoos udhaca ,xanuunadu oo kusoo noqnoqda.
  • Aragtida indhaha qofka oo hoos udhacda.
  • Madax-xanuun daran.
  • Xanuunada maqaarka oo kordha.
  • Xanuunka kudhaca qaybta indhaha ee cornea-niyaha ee loo yaqaano keratomalacia ,badanaa qaybtaa ayaa qalayl badan lagu arkaa.

Faaiidooyinka vitamin A inoo leeyahay waxa ka mid ah:-

  • Aragtida indhaha ,qaybta ratina-oo uu awood siiyo.
  • Koritaanka maqaarka oo uu awood siiyo.
  • Koritaanka ilkaha iyo lafaha oo uu ka qayb qaato.
  • Kelyaha oo uu ka hortago in dhagaxaan ay ku samaysmaan.

Cuntooyinka laga helo waxa ka mid ah :-

  • kaarootada.
  • Beedka.
  • Kalluunka.
  • Hilibka.
  • Khudaarta cagaaran.
  • Caanaha.

mohamed ibrahim

/

Mihnadle caafimaad.

★ ★ ★ ★ ★