Month: October 2024

Health benefits of papaya leaves.

Papaya leaves are often praised for their numerous health benefits. 1. Rich in Nutrients Papaya leaves contain vitamins A, C, and E, as well as B vitamins, calcium, and potassium. 2. Digestive Health They are known to aid digestion due to the presence of enzymes like papain, which can help break down proteins and improve gut health. 3. Anti-inflammatory Properties …

Xanuunka macaanka iyo qalaylka maqaarka ku dhaca.

★ ★ ★ ★ ★ Marka qofka macaanka leh sonkortiisu ayna ahayn mid xadid nayn(uncontrolled) ay tahay,jidhku waxa uu lumiyaa biyo badan,kadib qalayl ayuu noqdaa,taas waxa ay keentaa in maqaarkiisu uu noqdo mid qalalan. Sonkorta dhiigga dhex qulqulaysaa haddayna noqon mid xadidnayn waxa dhici kara in ay dhaawacmaan ,neerfaha lugaha iyo gacmaha ,kadib qofku uu waxba dareemi waayo. SIDEE AYAA …

Common sleep supplements.

Sleeping supplements can be helpful for individuals struggling with sleep disturbances or insomnia. Melatonin Magnesium Valerian Root L-Theanine GABA (Gamma-Aminobutyric Acid) 5-HTP (5-Hydroxytryptophan) Chamomile Forms: Often consumed as a tea or in supplement form. Function: An herbal tea known for its calming effects. Benefits: May help promote relaxation and improve sleep quality. Thank you . @mohamed ibrahim/health blogger.

Hurdo yaridu waxa ay kordhisaa halista xanuunada wadnaha .

Saamalaylka ayaa noqday hoyga xanuunada oo dhan,waxa isbedel weyn uu ku yimaadaa dhamaan fal-dajiyeyaasha jidhka ,unugyada dhintay in la qashin saari waayo,miisaan saaid ah oo qofka fuula,Heerka sonkorta oo la xadayn waayo,Isku buuq uu yeesho bukaanku,Xanuunka asaasaqa oo kusoo degdega qofka oo da’yar,Xasuusta qofka oo yaraata iyo Dhimasho degdeg ah . Aad iyo aad uga taxadir hurdo yarida ,xilliga ugu …

Coffee can cause stroke.

CoffeePositive Effects: Some studies suggest that moderate coffee consumption may be associated with a lower risk of stroke. This could be due to coffee’s antioxidant properties and its ability to improve vascular health.Negative Effects: High caffeine intake might raise blood pressure temporarily, which could be a risk factor for stroke in some individuals. Mohamed ibrahim/ Mihnadle caafimaad. ★ ★ ★ …