Ad Blocker Detected
Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.
★ ★ ★ ★ ★
Marka qofka macaanka leh sonkortiisu ayna ahayn mid xadid nayn(uncontrolled) ay tahay,jidhku waxa uu lumiyaa biyo badan,kadib qalayl ayuu noqdaa,taas waxa ay keentaa in maqaarkiisu uu noqdo mid qalalan.
Sonkorta dhiigga dhex qulqulaysaa haddayna noqon mid xadidnayn waxa dhici kara in ay dhaawacmaan ,neerfaha lugaha iyo gacmaha ,kadib qofku uu waxba dareemi waayo.
SIDEE AYAA LAGAGA HORTAGI KARAA?
Sonkorta qofka qaba oo daawadiisa sifiican uqaata.
Sonkorta qofka qaba oo ka fogaada cuntooyinka heerka sonkorta kiciya.
Qofka sonkorta qaba oo la qaata daawada sonkorta vitamin sida vitamin b12 oo u wanaagsan dareen wadka sidoo kale ka ilaalinaysa qofka in dareenkiisu uu waxyeelo soo gaadhsiiso xanuunka macaanka.
Marwalba maqaarkaaga mari cream yada duxda leh ee maqaarka u roon.
Hadii aad aragtid in maqaarku uu sameeyo dildilaac ,hore ugaadh goob caafimaad si looga hortago caabuq in uu ku samaysmo.
Mohamed ibrahim
/
Mihnadle caafimaad.