Month: January 2025

𝐅𝐚𝐲𝐭𝐚𝐦𝐢𝐢𝐧 𝐦𝐚 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲?

Goorma ayay Vitamin Supplements ay muhiim noqon karaan?Nolosheena magaalada isbedel wayn ayaa ku dhacay, dad badan oo mashquulkoodu badan yahay haddana ma helaan cunto dheeli tiran oo faytamiin iyo macdan ku filan ay ka helaan. Waxa kale oo inagu soo batay adeegsiga cuntooyinka warshadaysan iyo kuwa deg dega ah (Processed iyo fast foods). Taas ayaa lama huraan ka dhigaysa in …

Goorma ayaad u baahanaysaa Biotin/vitamin b7?

Biotin waa fiitamiin B-isku-dhafan oo ka caawiya jidhkaaga inuu cuntada u kala qaybiyo tamar. Waxaad ka heli kartaa cunista hilibka, ukunta, kalluunka, iniinaha, lawska, iyo khudaarta qaarkood, ama qaadashada kabka maalinlaha ah. Magaca “biotin” wuxuu ka yimid ereyga Giriigga “biotos,” oo macneheedu yahay “cunto”. Biotin, oo sidoo kale loo yaqaano fitamiin B7, waxay taageertaa qaybo badan oo jidhkaaga ah, oo …