Ad Blocker Detected
Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Kelyaha badqabkooda in la ilaaliyaa waa mid ka mid ah muhiimada ugu weyn ee aynu ka leenahay nolosha badqabka ah.
Qodobada aad ubaahantahay waxa ka mid ah:-
- Joojinta sigaarka iyo balwadaha la qiijiyo.
- Heerka sonkorta oo aad xadaysid waa mid muhiim ah oo yaraynaysa dhaawaca kelyaha soo gaadhaya.
- Heerka cadaadiska dhiigga oo aad ku ilaalisid inta la ogolyahay.
- Cabidda biyo kugu filan.
- Jimicsi joogto ah.
- Yaree xanuun baabiiyeyaasha.
- Shaybaadh lixdii biloodba mar ah oo aad ku ogaanaysid badqabka kelyahaaga.
@caafimaadka.net