Month: March 2025

Human skin and mosquito.

Mosquitoes are attracted to the skin primarily due to a combination of factors. Understanding these can help in preventing mosquito bites. Here are the main points regarding the relationship between skin and mosquitoes: 1. Chemical Signals. 2. Skin Temperature and Moisture. 3. Skin Bacteria. 4. Blood Type. 5. Clothing Color. 6. Skin Care Products. Prevention Tips. Dr mohamed ibrahim CCN/LB

Heerka sonkorta oo saraysaa waxa ay saameysaa ugxanta ragga.

Heerka sonkorowga oo aan xadidnayn kaas oo sarraysa marwalba(250mg/dl isaga oo qofku qaadanaya dawadiisa ) waxa loo yaqaan hypgerglycemia. Badanaa xaaladdan waxa ay ku timaadaada dadyowga la nool xanuunka macaanka. Daawada oo aan si saxan loo qaadan iyo cuntada qofka oo aan raacin sidii lagula taliyey waxa ay keenaysaa in heerka sonkortiisu ay aad u saraysanto. Siyaabaha uu heerka sonkortu …

5-KHUDAAR OO QOFKA MACAANKA LEH UU UBAAHAN YAHAY BISHA RAMADAN.

Hadii dhakhtarkiisu qofka uu u ogolaado in uu soomo ,waa muhiim in uu sameeyo qodobadan. Cuntooyinka aad ku afuraysid waa mid u baahan in aad ka taxadirtid. Marka aad afurtid ,waa in ayna heerkaaga sonkortu ayna aad usaraysmin ,waxa aynu halkaas galinaynaa cuntooyinkii loo yaqaanay *Cuntooyinka heerka sonkortoodu ay hoosayso ,si degdeg ahna aan u kicinayn heerka sonkorta*. Cuntooyinkaa waxa …

Marka aad hargabku qabto, waxaa laga yaabaa inaadan dareemin inaad cunto u baahan tahay iyo in kale.  

Laakiin, waa lagama maarmaan in la helo fuuq-celin  iyo nafaqooyinka aad u baahan tahay si aad uga  soo kabsato durayga.  Maraq, shaah sinjibiil, miraha, iyo boorashka ayaa laga yaabaa inay yihiin cuntooyin si degdeg ah usoo celin kara cunto doonistaada. DAREERE QAADASHADU WAXA AY YARAYSAA HEERKA FUUQ BAXA. Dhididka,xumadda saraysaa iyo cunto laantu qofka waxa ay kukeentaa in ay hoos …