Ad Blocker Detected
Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.
malawadku waa mid kamid ah sil-siladda dheer ee habdhiska dheefshiidka.
Habdhiska dheefshiidu waxa uu inoo qabtaa cunto bur-burin ,in jidhka la galiyo cuntada inteeda caafimaadka qabta iyo in la qashin saaro inta aan faaiidada aan lahayn .
CALAAMADAHA XANUUNKA.
- shuban.
- calool istaag.
- dibiraad.
- abateed xumo.
- miisaanka oo luma.
- daal.
- dhiig xaga danbe qofka ka imaad.
- saxaro dhiig lasocdo.
YAA HALIS UGU JIRA ?
- hadii qoyska qof ka mid ah uu hore ugu dhacay kansarka malawadka .
- dadka gastric ga leh .
- dadka sigaarka cabba.
- dadka buurbuuran.
EEGID.
Fiirinta ama hubinta xanuunka waxa kaliyaata hubin kara dhakhtar .
waxa loo sameyn qofka eegid dhamaystiran xubnaha jidhka oo dhan.
waxa la eegi oo kale xaaladda uu ku suganyahay mindhicirka weyn iyada oo lagu eegaayo tuunbada camera-da wadata.
DAAWEYN.
daaweynta waxa qori kara oo kaliyah dhakhtar.