Ad Blocker Detected
Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.
caabuq ku dhaca afka oo ku badan dhallaanka iyo carruurta.
cad-caddaan ,dhibic dhibic cad oo aan soo goayn oo lagu arko dhaman afka gudihiisa ayaa u ah calaamad caabuqan.
badanaa waxa lagu arkaa ilmaha xumad ,cunto xumo sidoo kale ma ogola in lataabto afkiisa isaga oo ka dareemaya xanuun daran.
xanuunkan sido kale waxa ay isku mid yihiin xanuun uu keeno ilmo aragtayga loo yaqaan fayras(virus).
waxa uu kaga duwanyahay fayrasku malaha qandho .
MAXAA SABABA CAABUQA?
waxaa sababa xanuunkan CANDIDA ALBICAN .
CALAAMADAHA XANUUNKA.
-cassaan.
-dhadhanka oo ilamaha ka taga .
-xanuun badan.
-xumad.
ILMAHEE AYAA HALIS UGU JIRA?
- Ilmaha miisaankiisu aad u hooseeyo.
- Hadii hooyadu ay caabuqan ku leedahay xubinta taranka waxa ay u gudbin kartaa ilmaheeda.
- ilmaha xiiqda leh.
- ilmaha difaaca jidhkiisu hooseeyo.
- ilmaha nafaqo darradu hayso.
DAAWEYNTA UGU WANAAGSAN.
Daaweynta ugu wanaagsani waa hooyada oo ilmaheeda siisa caanaha naaska taasi waxa ay ka hortagaysaa in ilmuhu ka badbaado caabuqyada ay keenaan xanuun dhaliyeyaashu.
SIDEE ILMAHAAGA AAD UGA ILAALIN KARTAA?
habka ugu fudud ee lagaga hortagi karaa waxa weeyi in in ilmaha loo cadayo marwalba .