4 CUNTO OO SAAMAYN BADAN KU LEH QOFKA.

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

cuntooyinkan waxa ay kordhin karaan xaalado aanku wanagsanayn ee fadlan yarayso.

1)WAXYBAAHA MACAAN.

qofku marka uu qaato wax macaan ,unugyadiisu waxa ay soo saarayaan sonkor aad u badan ,sonkortaas badan waxa ay saamaysaa maadada loo yaqaan COLLAGEN ,waxa ay inaga caawisaa in uu jidhkeenu aad isku haysto oo uu ahaado mid giigsan.

Ilkaha iyo sonkorta badani waa ay isasaameeyaan waxa uu macaanku uu kordhin karaa in uu caabuq uu ku dhaco ilkaha suus.

2)ALCOHOL .

marka uu beerkaagu si wanaagsan uu u shaqaynayo ,sunta badan ee alcohol shu waxa ay kor uqaadaysaa in ay saamayso maqaarka , waxa ay keeni kartaa in u samaysmo fin iyo barar.

Alcohol-shu waxa ay u saamaysaa maqaarka oo kale in ay ka saarto biyo badan jidhka qofka isticmaala taasna waxa ay ku keentaa maqaarka maqaar adag oo qalafsan .

waxa luma adkaanshiyihii , kale bixii uu lahaa maqaarku.

3)MILIXDA.

Milixda badan waxa ay saamaysaa in ay biyaha ay haysato oo ay ku hayso jidhka taasina maqaarka waxa ay ka dhigtaa mid bararsan .

waxa lagu talinaya in milixda la iskayareeyo.

4)COFFEE.

Marka aad isticmaashid bun waxa aad dareemaysaa harraad , waxa sababaya CAFEIN , harraadkaasi waxa uu burburinayaa quruxdii quruxdii wajiga .

ilkaha uu u daranyahay oo waxa uu ku sameeyaa burburin iyo inay daataan waxaana u sabab ah ACID –dha uu ka kooban yahay.