Ad Blocker Detected
Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.
In aad isticmaashid cuntooyin muhiim ah xilliga jidh-dhiska aad ku jirtid waa muhiim.
cuntooyinka ku haboon jidhiska marka aad galaysid gymta waxa ka mid ah :-
- Biyo .
- Beedka.
- barootiinka loogu talo galay gymta oo aad ku qastid caagadd ta biyaha oo kale ah.
- afakaado.
- buskud ama cuntooyin barootiin ku badan yahay,
- caano-fadhi ama yogourt.
- kalluunka , waxa ugu wanaagsan ka tuna-loo yaqaan.
- tufaax.
- furuud ka kooban dhammaan khudaarta oo dhan .
micnaheedu maaha dhammaan cuntooyinkan waala isticmaalaya se waxa aad isticmaali karta maalinti laba illaa saddex .
cuntooyinkan waxa ay ku salaysan yihiin jimicsiga aad u leedahay maalintaa ,tusaale haddii aad ciyaaraysid chest(ama laabta cuntoyin badan uma baahnid in aad isticmaashid ,sababtoo ah waxa ay pressure ama cadadis badan aad ku keenaysaa calooshaada.
haddii aad ciyaaraysid abdominal wourk out fadlan ha qaadan cunto xaddigeedu badan yahay isticmaal xaddi yar.
6 cunto ayaa loosii xushaa cuntooyinka oo kuwa ugu muhiimsan .
- muus.
- caano-fadhi.
- cake.
- digaag saanwayj.
- tufaax.
- jukulato.
- koob biyo ah.