Ad Blocker Detected
Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.
Cannulla waa tube yar oo la raaciyo xididada dhiiga ama tiftaafyada .
sabababaha loo isticmaalo waxa ka mid ah:-
-In daawo qof lagu siiyo.
-In cuntooyinka nafaqada leh ee xididka laga qaato qofka lagu siiyo.
-In dhiigga marka qofka lagu shubayo lagu xidho.
QALABKA U BAAHANTAHAY.
- Gacmo galis (gloves).
- Jeermis dile(alcohol).
- Cudbi(cotton).
- xadhig(torniquate).
- siringe(syringe and needle) .
- daawada qofka aad siinaysid .
waxyaabaha muhiimka ah ee aad xasuusnaanaysid waxa ka mid ah :-
- marka qof cannula kuxidhid/ama hore u ugu xidhnaa fadlan haku dhaqaajin xoog ama xinjirta haku dhaqaajin saamayn ayey yeelan kartaa.
- ka nadafii cannula haddii aad ku aragtid in xinjiro fadhfadhiyaan .
- hadii u furku dhulka kaaga dhaco fadlan haku celin ,ku cusub furka ka bedelo.
- fadlan hawo haddi syringe ka ama xadhiga faleenbada kujirto kasaar hawada.
- Haddii ay bararto gacantu fadlan dawada haku sii wadin ka jooji.
IMISA CISHO AYUU CANNULA QOFKA UU KU JIRAA?
cannulla waxa uu qofka u ku jiraa muddo 3 cisho ugu badnaan .
IMISA NOOC OO CANNULA AH AYAA JIRA?
noocyada cannulla waxa ay ku salaysan yihiin cabirka size ka sida :-
14 , 16 , 18 , 20 , 22 , 24 iyo 26 .