Ad Blocker Detected
Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.
Faaliggu waa xanuun kamid ah xanuunada aan faafin .
faaligga waxa keena oo ugu badan waa dhiikarka oo aad u sarreeyaa.
calaamadaha faaligga waxa loosoo gaabiyaaa FAST.
F-FACIAL WEAKNESS(MUUQAALKA WAJIGA OO URURA AFKUNA UU QALOOCDO).
ARM WEAKNESS(GACMAHA MID KAMID AH OO AWOODEEDU YARAATO AMA SHAQAYNAYNBA.)
SPEACH PROBLE(HADALKII OO KU ADKAADA QOFKA)
TIME TO CALL(WAKHTIGAN WAA IN AAD WACDID QOFKU CAAWIYA)
Waxyaabaha kale ee muhiimka ah ee aad qofka u qaban kartid waxa ka mid ah:-
- U ilaali bukaanka hawo mareenka ,cunihiisu yaanu isku jabsanaan .
Dib ufiiri bukaanka in afkiisa wax xab,dhiig ama waxyaabo kale afka ugu jiraan ,kasoosaar.
- Haddii uu carabka uu calashanayo in aad maroo nadiif ah oo aad ku duubtay qori iskiriin in aad ukale dhexgalisid daamanka ilka si aanu dhaawac ugu gaysan daanka iyo carabka maadama uu calashanayo carabka.
- Haddii aad xirfadle caafimaad aad tahay waxa aad cabiri pressure ku inta uu marayo kadib waxa aad ku dajin dawooyinkii hore ugu socday dhiigarka ama hadii kale waxa aad samayn si degdeg ah dhakhtar u geh.
- Goob caafimaad waa muhiim in aad gaysaan bukaanka.