10-KAN QODOB WAXA AY KAA DHIGAYAAN MAALINTA DHAN MID AWOODAYSAN .

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Dhammaanteen way ina qabsata, waxaan ku dhibtoonay inaan subaxdii kacno Ama, goor dambe, markaad dareento in madaxaagu culeys yahay oo aad u malaynayso in indhahaagu xirmi doonaan daqiiqad kasta.

Waxaa laga yaabaa inaad la kulanto hoos u dhac xagga tamarta fiidkii oo ay kugu adkaato inaad ka dhigto dhammaadka maalinta.

Waa caqabad inaad adkaysi u yeelato maalinta oo dhan.

10 kan qodob waxa ay kor uqaadayaan awoodaada ama firfircoonidada si aad malintaa jaaniskeeda iyo waxqabadkeeda aad uga faaiidaysatid.

1.WAKHTI FIICAN KU QAADO CAD-CEEDDA AROORTA HORE.

jidhkaagu waxa uu ka helayaa cadceedda firfircooni iyo diirimaad waxa kor u kacayaa heerka fiitamin D ee jidhkaaga .

muruqyada iyo kale gooysyadu waxa ay awood badan yeeshaan marka ay helaan diirimaadka cadceedda .

2.AROORTA HORE CUNTADA KUUGU HORAYSA KA DHIGO BAROOTIN(PROTEIN).

Barootiinku(protei)ku waa mid kamid ah nafaqooyinka saaid uu jidhkeenu uu ugu baahan yahay ,beerka,kelyaha,lafaha iyo xubnayaasha jidhkeena ugu muhiimsan waxa ay kawada samaysanyihiin barootiin ,barootiinku jidhkeena waxa uu qabtaa taageero iyo in marka jidhkeena meelo dhaawacmaan in barootiinku uu ka qayb qaato in ay meeshaas hore loo bogsiiyo .

meelaha aynu ka helno waxa ka mid ah beerka,beedka,muuska ,caanaha iyo kelyaha .

3.JIMICSO AROORTA HORE.

Jimicisga waxa aad ka helaysaa firfircooni saaid ah maskax ahaan iyo awood ahaanba .

jimicsigu waxa uu kor uqaadaa caafimaadka jidhkeena sida caafimaadka wadnaha iyo kelyaha.

4. YAREE CABITAANKA BUNKA.

Waa run in qaxwada iyo cabitaannada kale ee kaafeyntu ay ku siiyaan tamar aad u xoog badan, laakiin sidoo kale waxay kuu keeni kartaa inaad dareento xitaa daal badan marka uu kaa baxo. Caffeine waa kiciye laakiin ma laha saamayn waarta waxayna abuuri kartaa ku-tiirsanaan. Maadaama uu jirkaagu dareemo saamaynta aad iyo aad u sii yaraata, wuxuu damci doonaa kafeyn badan. Intaa waxaa sii dheer, kafeynku wuxuu u eg yahay inuu kordhiyo heerarka walaaca, wuxuu kaa dhigayaa inaad dareento gariir, wuxuu keenaa madax -xanuun, wuxuu gacan ka geystaa dhiig -karka wuxuuna adkeeyaa inaad nasato oo aad seexato habeenkii.

5.BIYO BADAN ISTICMAAL.

Daalka waxaa sababi kara fuuqbax. Haddaba, si aad u dareento firfircooni dheeraad ah maalintii, hubi inaad biyo cabto. Dhakhaatiirtu waxay ku taliyaan 8 koob oo biyo ah maalintii. Isku day inaad dhalada biyaha weyn gacanta ku dhigto si aad u xasuusiso inaad biyo joogtid oo aad cunto kasta ku bilowdo galaas weyn oo biyo ah. Tani waxay jidhkaaga siin doontaa waxa uu u baahan yahay si uu tamar ugu helo saacadaha oo dhan.

6.YAR NASO 20–30 MIN MAALINTI.

In aad yar indho casaysato hurdoo aad udheerna anad galin waxa ay kaa caawinaysaa in aad firfircooni saaid ah iyo degenaanshiyo wakhti gaaban ah aad heshid .

waxa ay kor uqaadaysaa ,heerka feejignaanta, xasuusta iyo indhaha caafimaadkooda oo aad u ufiicnaada

hurdada dheer waxa loo diidaa maadama dadka qaar ay kaga tagto daal ,caajis iyo jidh xanuun waxa laga doorbidaa 20–30 min in indhdaha qofku uu yar casaysto.

7. ISTICMAAL FIITAMIINO.

In aad qaadatid fiitamiinada isku dhafan waxa ay kaa caawinaysaa in jidhkaagu uu helo dhammaan baahiyaha fiitamiin ee uu u baahanyahay .

haddii ay iron ay ku yartahay dhiigga qofka waxa uu dareemayaa caajis ,daal badan taas na waxa ay hoos udhigaysaa firfircoonida qofka .

IRON marka ay qofka ku yartahay qofku waxa uu dareemaa caajis iyo daal badan .

is cabir hadii aad ubaahantahay in aad ogaatid heerka iron taada kadib qaado multivitamin .

HADDI AAD UBAHANTAHAY FARIIN NOOGU REEB FACEBOOKGA HADDA DALBO.

8. KA FOGOW ISTICMAALKA SIGAARKA.

Sigaarku kaliya ma dhaawaco caafimaadkaaga, waxa kale oo hoos udhigaa hab firfircoonaanta jidhkeena .

nicotine ta ku jirta sigaarku waxa ay kor uqaadaa qaraaca wadnaha iyo cadaadiska dhiigga labadaasna waxa ay sababaan in hurdo yaraan baahsan ay dhacdo caajiska maalinti halkaas ayuu ka imanaya.

9. ISTICMAALIDDA ALKOLADA IYO WAXYABAHA AY KUJIRTO YAREE.

10.HURDO FIICAN SEEXO.

Macquul maaha in aad degenaan iyo firfircooni dareentid hadii ay hurdadu kugu yartahay .

hurdada wakhtiga ku haboon waa 7–9 saacadood oo xidhiidh ah habeenkii.

taas waxa ay sahlaysaa in maalintaadu ay noqoto maalin aad firfircooni badan aad muujisid.