RAGGA : ISTICMAAL KAAROOTADA.

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Si aad awood ugu yeeshid ugxantaada dhaqdhaqaaqeeda , dhakhaatiirtu waxa ay isku raaceen in kaarootadu uu yahay daawo-dhaqanka kaliyaata ee kordhiya tirada biyaha taranka ninka iyo awoodooda ay ku gaadhayaan bacriminta ugxanta dumarka.

waxa uu ka koobanyahay maado loo yaqaan Carotenoids mid liimi ah oo faaiidooyin caafimaad oo badan jidhkeena u leh kaas oo ka caawinaya ugxanta socodka iyo awoodd badnida ay ku gaadhayaan ugxanta kale.

Beerku waxa uu bedelaa carotenoids waxa uu ka dhigaa VITAMIN A kaa oo u fiican aragtida ,xubanaha taranka iyo hooyada uurka leh.

Maalinti hal xabbo ayaa aad isticmaali kartaa .

Haddii aad sonkorow leedahay kale tasho dhakhtarkaaga in aad isticmaashid kaarootada ,kaarootadu dadka sonkorowga qaba waxa ay ku keentaa in sonkortoodu ay yarayso.