ORS (ORAL REHYDARTION SUGAR/SALT).

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Waxa badanaa la siiyaa qofka fuuqabaxa (shuban ama mantag yeesha).

waxa ay qofka ay usoo celisaa macdanaha ka baxa sida potassium ,calcium iyo soidum.

oo ah macdano aad inoogu muhiim ah.

Macdanahan waxa ay kor usoo qaadayaan awoodda qofka fuuqbaxay.

NOOCYADA FUUQBAXA:

– Xumadda.

– Shubanka.

– Mantagga.

Calaamadaha lagu garto qofka fuuqbaxay waxa ka mid ah :-

– Awood la’aan.

– Madax-xanuun.

– Afka iyo dibnaha oo qofka qalala.

– Xadiga kaadida oo yaraada.

– Qallayl maqaarka ah.

Goorma ayuu qofku uu ubaahda in la siiyo ORS?

Haddii uu qofku uu musqul/kiniif/suuliga uu galo 3 jeer waxkabadan waxa uu kabanayaa 3 jeer oo ORS ah .

Haddii qofka ay isku raacaan shuban iyo mantag saacad gudaheedna uu aado kiniifka waxa muhiim ah in la geeyo goob caafimaad.

FADLAN HA DHAYAL SAN FUUQBAXA.