JIMICSIGA INDHAHA.

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Xubin walba oo jidhkeena ah in ay hesho jimicsi waa mid muhiim u ah caafimaadkeeda.

Indheheenu waxa ay ubaahan yihiin nasasho maalintii ugu yaraan 30 daqiiqo ,habeenkiina 8 saacadood.

Habab badan ayaa indhaha loogu jimicsiiyaa oo kale ah.

– In aad eegtid hareerahaaga adiga oo aan dhaqaajinayn madaxaaga kaliyah indhaha uun leex-leexinayah 30 second.

– In aad duugto indhaha dushooda .

– In aad indhaha xidho kadib aad furtid muddo 30 second ah.

FAAIIDADA KU JIRTA IN INDHAGAAGA U JIMICSIISO.

– Waxa soo gaadhaya dhiig fiican .

– Awoodda muruqyada indhaha oo xoogaysta.

– Aragtidooda oo fiicnaata.

Badqabka indhaaga la soco .