DIABETIC FOOT ULCER.

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Waa dhaawaca ugu yar ee gaadha dadka macaanka leh lugahooda.

Inyar oo maqaarku uu furmo sida jeexitaan ,fin kasoo bax ayaa keeni karta in uu noqdo nabar weyn hadii aad macaan aad qabtid.

– Hadii aad xidhantahay kabo adag oo cidhib adag leh sidoo kale ku haya waxa ay keeni kartaa kabtaas in uu nabar farahaaga ,suulasha ,baabocooyinka in ay biyo galaan oo uu nabar uu samaysmo.

Lugahaaga waa in aad maalintii aad eegtaa si aad u ogaato badqabkooda iyo hab-dareenkoodaba.

SIDEED KAGA HORTAGI KARTAA NABARADA LUGAHA HADII AAD MACAAN AAD LEEDAHAY?

– Xidho-kabo aanku qabanayn, fudud hoostoodana ayna waxba kasoo hoos baxayn.

– Marka aad sootoosto fiiri lugahaaga faraha ,faraha dhexdooda, suulashada ,ka fiiri in ay biyo galeen iyo ciddiyuhu in ay cadka dhexgaleen .

– Sonkortaaa oo aad xaddid daawadeeda sifiican u qaadatid.

sonkortaada oo sarraysaa waxa ay nuglaysaa nabarada sidoo kalena waxa ay hoos u dhigtaa bogsashada.

– Miisanka oo aad lumisid -miisaanka badan waxa uu ku horseedi karaa nabarada lugaha.

HADDII AAD LUGAHAAGA KU ARAGTID CALAAMADAHAN GOOB CAAFIMAAD HORE UGAADH .

– Nabaar .

– Meel ay biyo galeen.

– Barar.

– Xummad.

Haddii aad calaamadaha isku aragtid la tasho dhakhtar.