6 QODOB OO AROORTAADA QURXINAYAH.

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Moralka qofka oo hagaaga subaxda hore waxa ay ka qaybqaadataa maalintaadu in ay noqoto maalin quruxbadan ,farxad badan sidoo kale caafimaad badan .

Wax-qabadka maalin laha ah ayaa ah mid lama huraan u ah maalin walba in aad qabatid ,si ay u ahaato waxqabadkaagaasi mid xiisoh leh waxa aanu ugu talo-galnay dadka mareegta ku xidhan in ay akhristaan lixdan qodob oo aad muhiim ugu ah maalintaada cusub.

  1. Diyaarso habeenkii waxa aad qabanaysid aroortaas.

Qorshee wax-qabadkaaga maalinta ah habeenki si daji jadwalkaas si aad u raacdid.

Maadama aad hawlgalaysid habeenka subaxda ka horaysa waxa muhiim ah inaad diyaarsatid agabka aad ku hawlgali lahayd tusaale,dharkaaga ,agabka shaqada sida computerka.

2. Marka aad toostid iskale bixi muhiim ayey utahay caafimaadkaaga .

Muruqyadaada isgalay waa in ay kale baxaan saas ayey muhiim u tahay in aad iskale bixisid .

Waxa aad ka helaysaa firfircooni ,degenaan ,farxad iyo diirimaad.

3. Qaado wakhti kugu filan marka aad waxqabanaysid.

4.Qaado wakhti aad ku fikirtid.

5.Isticmaal cunto protein ah aroorti .

6. Marka aad toostid wakhti nasasho ah qaado ,akhri caado akhriskaaga .

Firfircooni badan oo aad samaysaa niyadaada ayey qurxinaysaa waxa ay ka dhigaysaa mid udiyaarsan shaqada aad qabanaysid.