Ad Blocker Detected
Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.
WACYIGALIN CAAFIMAAD OO KU SAABSAN NAASKA.
Qanjidhka naasku maadama uu yahay mid ilmuhu uu aad ugu tiirsanyahay oo caano nafaqo leh uu ka helayo ,hooyadu waa muhiim in ay ka warhayso ,isbedelada ku dhacaya naaska.
Marwalba oo hooyadu ay ogaato xilli hore xanuunka isbedelka ku yimaada naaskeeda waa marwlba oo xilli hore la xalin karo xaaladeeda lasoo gudboonaata naaska .
- Barar ku yimaada naaska.
- Xididada naaska oo soo baxa .
- Ibta naaska oo dheecaan uu ka yimaado.
- Maqaarka laabtaada oo midabku uu is bedelo,
- Kaar naaska ah iyo adkaanshiyihii naaska oo isbedela.
- Cassaan.
- Xumad .
Calaamadahaa dhamaantood waa calaamado u baahan in lagale tashado dhakhtar ,xilli hore gaadh si xilli hore waxlooga qabto xanuunka ama xaaladda ka jirta naaska.
Calaamadaha kor kuxusan ha dhayal san ,waa muhiim in aad la tashatid dhakhtarkaaga.