Ad Blocker Detected
Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.
collagen waa maado protein ah oo ka mid ah waxyaabaha ugu waaweyn ee maqaarkeenu uu ka samaysanyahay .
30% ayuu maqaarkeenu uu ka samaysanyahay oo protein ah.
waxa ay muuqaal ay siisaa maqaarka,muruqyada,lafaha iyo unugyadada yar yar ee jidhkeena.
- Cad-ceedda falaadheheeda oo aad iska ilaalisid,sida aad iskaga ilaalinaysaa waa adiga oo isticmaala sun cream-ka cadceedda.
- Isticmaal cuntooyinka ay ku badan tahay maadada collagen.
- Yaree xadiga sonkorta iyo subagga ee aad isticmaalaysid.
- Biyo cab ,biyo cab,biyo cab.
- Ka fogow balwadaha sida tobacada,sigaarka ,xashiishada ,qaadka iyo balwadaha kale ee yareeya maadada collagen.
NOOCYADA LAGU HELI KARO COLLAGEN WAXA KA MID AH:-
- Cream ah.
- Face wash ah.
- Kiniini iyada oo ah.
- Cuntada oo ay kujirto.
@mohamed
Mahadsanidin.