NEUROPATHY:XANUUN UU KEENO MACAANKU/SONKOROWGU.

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Neuropathy waa xanuun badanaa ka dhasha sonkorowga,waxa dhaawacma peripheral nervous system ka meelaha ay ku dhamaadaan sida faraha ,dhegaha sanka iyo xubinta taranka ragga.

Qofku waxa uu ka dareemaa meelahaa hab dareenku uu ku dhamaanayo kabuubyo joogto ah iyo gariir.

Calaamadaha lagu garto xanuunkan waxa ka mid ah:

  • Lugo xanuun saaid ah.
  • Kabuubyo lugaha iyo xubnayaasha ay ku dhamaadaan dareen wadku.
  • Kulayal iyo diirimaad baabacooyinka lugaha ah.
  • Tabcaan iyo diidid joogto ah.
  • Muruqyada oo bilaa awood noqda.

SIDEE AYAA UU UGA HORTAGI KARAA QOFKA MACAANKA QABAA XANUUNKA NEUROPATHY?

  • In la daaweeyo waxa keenaya :-
    • in xadiga heerka sonkortu la xadeeyo.
    • Qaadashada vitamin b complex hadii qofka ay ka dhimantahay ,oo badanaa xanuunkan uu haleelo.
    • Xanuunada habdifaaca la xidhiidha hadii ay jiraan in hore loo daaweeyo waayo badanaa iyagaa keena xanuunkan.
  • Qofku waa in uu hagaajiyo qaab nololeedkiisa:
    • Cunto dheeli tiran waa in uu qofku isticmaalo.
    • Jimicsi maalintii ugu yaraan 30 daqiiqo ah .
    • Miisaankaagu hadii uu badan yahay waa in la dhimo.
    • Jooji balwadaha sida sigaarka iyo kuwa kale.
  • Ka fogow waxyaabaha sunta ah sida:
    • Waxyaabaha ay ku jirto alcohol.
    • Daawooyinka qaar ayaa xanuunkan keena sida daawooyinka kansarka.
  • Ilaali dareen wadkaaga lugaha iyo gacmaha.
    • xidho-maro fudud iyo kabo aan huur ahayn.
    • Xilli hore in aadid dhakhtar.

FIITAMIINADA ILAALIYA DAREEN WADKA JIDHKEENA WAXA KA MID AH:-

  • Vitamin b complex:-
    • vitamin b1.
    • vitamin b2.
    • vitamin b6.
    • vitamin b12.
  • Cuntooyinka uu qaadan karo qofka xanuunkan la nool waa:-