Bunka iyo caafimaadka dheef mareenka.

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Ilkaha iyo coffee ga waxa ka dhexeeya xidhiidh weyn ,oo saamayn ka dhalan karto.

Astaamaha uu coffee-gu uu leeyahay waxa ka mid ah:-

  1. kiimikooyinka uu ka kooban yahay bunku.
    • Caffeine ,tannins , saliido,sonkoro iyo protein.
    • Antioxidant kahortagaya in walxaha unugyada jidhka soo galaa ay dhaawacaan.
    • Dhadhan sameeyayaal ur iyo dhadhan usamaynaya.
  2. Nafaqo ahaan :-
    • Vitamin B2,Vitamin B3,magnesium iyo potasssium.

SAAMEYNTA BUNKA!

  • Ka fogow in bukaanku afkaaga ka uro.
    • Caday qaado,kabacdi marka aad cabto bunka ,adiga oo isticmaalaya daawada cadayga.
    • Marka aad bunka ka cadayato yaree waxyaabaha macaan sida nacnaca,xanjada iyo dareerayaasha macaanku ku badan yahay,Si looga hortago suus iyo caabuqyada ilkaha ku dhasha.
  • Ka fogow in ilkaha midab kaaga samaysmo.
    • Ka ilaali ilkahaaga iyo bunku in ay isgaadhaan ,isticmaal bunka ka hor cunto si cuntadaas midab ka bunka uga hortago.
  • Si loo yareeyo saameynta caffeine 1 saac ka hor isticmaal laba galaas oo biyo ah .
  • Si aanu kuugu keenin laab-jeex,cab laba koob oo biyo ah ka hor bunka.

Dhakhtarkaaga mar walba kale tasho in aad joogtayso bunka iyo inkale.