Xumadda dengue fever.

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Dengue fever waa xumad aad udaran ,labadii sanno ee udanbeeyey dadku ladhibaatoonayaan.

Badana waa xumad kasaraysa 38.5 c/100F.

Marka laga yimaado xumadda aadka y saraysa qofka waxa kale oo u dheer,caabuq kudhacaya hawo-mareenka Kaas oo uu qofku uu yeelanayo:-

  • Qufac qalalan oo aad ubadan.
  • Qanjo xanuun.
  • Neef-qabatow.

Hadii aad calaamadahas aad leedahay waa muhiim in aad goob caafimaad aad tagtid.

Siyaabaha aad xumadda aad iskaga jabin kartid waxa Ka mid:-

  • Tuwaal qoyan in aad isticmaร shid.
  • Cabitaan biyaha iyo sharaabka khudaarta ah ,3 saddexdii saacadoodbaar.
  • Isticmaalay paracetamol( xadiga aad isticmaalaysid kale tasho dhakhtarkaa).

Ka fogow!

  • Goobaha kulul.
  • Shaaha kulul.
  • Daawooyinka aspirin,ibuprofen,diclofenac iyo naproxen(daawo aan ahayn paracetamol lama ogola).

Dadyowga qaba xanuunada jiitama sida :-

  • Macaanka.
  • Dhiikarka.
  • Xiiqda .

Waa in ay latashadaan dhakhtarkooda .

Marnaba hadhayalsan xumadda dengue fever ,goob caafimaad aad si:-

  • Loola tacaalo xumadaada.
  • Loola socdo heerka caabuqa.
  • Looga warhayo heerka xinjirtaada.
  • Looga hortago xumaddu in ay saamayso beerkaaga ,kelyahaaga iyo wadnaha.

Dadyowga ay xumaddu cunto doonista ay ka xidhay waxa muhiim ah in ay isticmaalay:-

  • Boorash.
  • Mooshaali.
  • Baso.
  • Khudaarta cagaaran.
  • Dareere sida biyaha .

Guriga hakuu yaalo cabirka thermometer oo ah mid aad u muhiim ah,inta aanad qaadan daawada paracetamol waa in aad cabirtid heerka xumadaada.

Kuxidhnow dhakhtarkaaga.
Xiili hore aad goob caafimaad.
@caafimaadka.net

Leave a Reply