Ad Blocker Detected
Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.
Kelyuhu waxa ay ku yaalaan dhabarka ,xagiisa hoose.
Kelyo istaagu waa xaalad caafimaad darro oo keenta in shaqada badan ee kelyuhu ay inoo hayaan meesha ka baxaan.
SHAQADA KELYUHU INOO QABTAAN.
- In ay inoo sifeeyaan dhiiga iyaga oo ka saara uskaga iyo waxyaabaha aan caafimaadka lagu arag.
- Waxa ay ka qaybqatan isku dheeli tirka macadanaha.
- Waxa ay ka qaybqatan samaysanka dhiiga ,kelyaha dushooda waxa ku yaala unugyo cariya lafaha ama dhuuxa dhiiga lagu sameeyo si dhiig badan loo sameeyo.
CALAAMADAHA KELYO ISTAAGGA.
- Waxaa hoos udhaca xadiga kadida qofka kazoo baxaysa.
- Barar lugaha ,gacmaha, uurku jirta iyo dhabarka meelahas badan waxa keenaya in barar badan uu imaad waxa dhacaya in biyaha dib loo nuuggo.
- Hoos udhac degdeg ah neefsashada.
- Hadal iyo isdhaaf qofka lagu arko.
- Yalaalugo .
- Gariir.
MAXAA SABABA.
- Dhiigga oo sifiican u gaadhin kelyaha.
- Wadne xanuun..
- Fuuqbax.
- Xasaasiyad.
- Caabuq.
- Dhiikar.
- Wadne xanuun,
KELYO XANUUNKA IYO QAYBIHISA .
- Waxaa loo qaybiyaa mid kusoo boodo ah .
- Mid soo jiitama.
KA HORTAGGA .
- Biyo cabidaada badi.
- Heerkaaga sonkorta yaree.
- Heerkaaga milixda yaree.
- Hadii aad macaan iyo dhiikar leedahay fadlan is cabir daawadaadana si wanagsan u isticmal.
- Jimcisiga joogtee.
DAAWEYNTA.
Dawaynta dhakhtarka ayaa ka talo bixinaya goobtaas ku qoran.