Ad Blocker Detected
Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.
Margashadu waxa ay dhacdaa marka aad wax cuntid waxa aad cunaysid oo u kale baxaya wax la cuno iyo waxyaabo aan la cunin.
xaaladan waxa ay badanaa ku dhacdaa caruurta yar yar,maadama ay afka wax badan iska gashadaan.
marka uu cunaha uu xidho shay ,qofka hawo mareenkiisi uu xidhmayaa,hawada gaadhaysa maskaxduna waa ay yaraanaysaa ,heerka oxygen ta waxa ay hoos uga dhacaysaa intii loogu talo galay qofkuna waxa uu halis ugu jiraa in uu xaalad miirdoon ah uu galo.
CALAAMDAHA AAD KU GARAN GARTID MAXAA KA MID AH:-
- qofka ay wax ku taagan yihiin ma awoodo in uu hadlo.
- neefsashadu way ku adkaanaysaa.
- marka uu neefsanayo cod foodhi oo kale ayaa uu samaynaya.
- cidiyaha ,baabocooyinka iyo dibnuhu waxa aad ku arkaysaa isbedel muuqaal buluug oo kale ah ,taas oo cadaynaysa in hawada oxygen ay ka yartahay.
- in qofku uu miirdoonsoomo.
HADII AY KU QABSATO XAALADAN MAXAAD U QABAN KARTAA?
xaaladan hadii ay ku qabsato ,badanaa way dhacdaabe waxa aad raaci tilmaamahan sawirka hoos yaal ,hana kale horaysiin.
hadii aad aragtid in qofku aanu kaso raynayn ,oo miir doorsamay raac tilmaamaha sawirka hoose:-
hadii intaas oo tilmaamood qofku ku rayn waayo si dhakhso ah u geeh goob caafimaad.