Biotin waa fiitamiin B-isku-dhafan oo ka caawiya jidhkaaga inuu cuntada u kala qaybiyo tamar. Waxaad ka heli kartaa cunista hilibka, ukunta, kalluunka, iniinaha, lawska, iyo khudaarta qaarkood, ama qaadashada kabka maalinlaha ah. Magaca “biotin” wuxuu ka yimid ereyga Giriigga “biotos,” oo macneheedu yahay “cunto”. Biotin, oo sidoo kale loo yaqaano fitamiin B7, waxay taageertaa qaybo badan oo jidhkaaga ah, oo …
Human metapneumovirus (HMPV) waa caabuq ku dhaca hawo-mareenka ,2001 ayaa marki ugu horaysay la ogaaday inuu dheef-mareenka uu saameeyo. Badanaa waxa uu saameeyaa caruurta iyo da’da dhexe walow dadka waaweyn cases badan la arkayey sababtoo ah hab difaacooda. Siyaabaha uu ku faafi karo waxa ka mid ah:- Calaamadaha lagu garto waxa ka mid ah:- Caruurta iyo dadka waaweyn ayaa iyaga …
Preventing cold weather infectious diseases, such as the flu, colds, and respiratory infections, involves taking proactive steps to protect your immune system and reduce your exposure to harmful germs. Here are some effective strategies: 1. Dress Appropriately for the Weather. 2. Boost Your Immune System. 3. Practice Good Hygiene. 4. Avoid Crowded Places. 5. Get Vaccinated 6. Maintain Proper Indoor …
Ilkaha iyo coffee ga waxa ka dhexeeya xidhiidh weyn ,oo saamayn ka dhalan karto. Astaamaha uu coffee-gu uu leeyahay waxa ka mid ah:- SAAMEYNTA BUNKA! Dhakhtarkaaga mar walba kale tasho in aad joogtayso bunka iyo inkale.
Waalidku waa hagaha ,dhayaha iyo himilo dhiska ilmaha,badanaa marka labada waalid khilaaf soo kale dhexgalo ,hadii aan hore loo qaboojin xiisadda iyo khilaafka waxa ay kordhisaa in khilaafku uu labadooda soo dhaafo ,codkii kor uu noqdo caruurta uu gaadho kadib.mnvx Khilaafka koobaad waxa uu ilmaha ka dhigaa mid u qaadan waa ah ,taas oo ku hogaaminaysa cabsi iyo moral jab …
Being overweight can lead to a variety of diseases and health issues due to several interconnected factors. Here’s how excess weight can contribute to health problems: 1. Metabolic Changes. 2. Cardiovascular Issues. 3. Respiratory Problems. 4. Joint and Musculoskeletal Issues. 5. Cancer Risk. 6. Gastrointestinal Problems. 7. Mental Health. 8. Hormonal Imbalances. Healthy Eating Habits.1. Balanced Diet: Focus on whole …
Xanuunkan qalalka ama faaliggu badanaa waa mid ku dhaca dadka la nool xanuunada jiitama ama halista ugu jira xanuunada jiitama. Faaligga badanaa waa saddex-nooc oo kale ah :–– Mid qofka wakhti yar oo kooban xinjir xidho kadib saacado kadib xinjirtu ka dhaqaaqdo meesha. – Mid xinjirtu ay xidho xidida maskaxda taas oo wakhti badan xididkaa xidha ,kadib dhiigii oo ka …
Faa’idada hooyadu ay ka hesho: Hadii uu ilmuhu naasnuujinta qaadan waayo muxuu khatar ugu jiraa? Hooyooyin badan baa weeka ugu horeeyaba ka niyad jaba naasnuujinta oo markaba idhaahda kuma filna naaska caanuhu. Intaanad ka joojin ama aanad caano kale u bilaabin fadlan fahan khataraha aad wajihi karto waalid hadaad dayso naaska caanihiisa ama se aad yaraysaba. Laba qodob uun eeg …