Waa su’aal aad u wanaagsan ooy is waydiiyaan waalid badan. Guud ahaan, waxaa la arkay in marka ay timaado in la siiyo daawo sharoobo aanu waalidku sidii la rabay u siin ilmaha. Qaar ka mid ah hooyooyinka, si kastaba ha ahaatee, waxay ku guuldareystaan inay siiyaan cabbirka saxda ah ee sharoobada ilmaha yar. Dhaqankii hore ee isticmaalka malgacada si loo …
Todobaadka dhiiggu waa mid maskax ahaan iyo jidh ahaan aad ay gabadhu xaalad u marto. Kaarka in laga jabiyo aad ayey muhiim u tahay ,goob walba oo ay joogto . Hadii aynu is waydiino maxaa uu u imaadaa dhiigan caadadu ? Si uu ilmo galeenku uu iskugu diyaariyo in ilmo ay qaado gabadhu ,oo meesha looga saaro bishii hore waxyaabaha …
Qaraha ama xabxabka waa mid u fiican jirkeena, faa’ido badan oo dhanka caafimaadka ah ayaa lag helaa balse cilmibaarayaal ku sugan dalka Mareykanka ayaa qaraha la barbardhigay kaniiniga Viagra ee kordhiya hammada. Xabxabka waxaa ku jira kiimiko loo yaqaanno citrulline, taasoo ay ku jirto waxyaabo la mid ah Viagra. Viagra waxa loo yaqaan “kaniiniga buluuga ah”. Sida laga soo xigtay …
Qaraha/xabxabku waa geed gaab midho nafaqooyin badan bixiyah. Xabxabka waxa ku jirta maado loo yaqaano citruline oo ah amino acids caawiya muruqyada xubinta taranka ninka ,sidoo kaleka hortagta biyo baxa degdega ah. citruline- waxa ay yaraysaa biyo baxa degdega ah sidoo kale waxa ay kor u qaadaa awoodda muruqa xubinta taranka ninka. Daawooyinka biyo baxa degdega ah ka hortaga ,marka …
Xiiqdu waa xanuun jiitama ,tuunbooyinka hawadu dhex qulqulayso ayaa dhuudhuubnaanaya ,hawadii ayaa gidaarada ku dhacaysa oo cidhiidhi gasha waa sababta qofku uu codkaa fodhida ah uu uga dhex maqlo laabtiisa weeyi. Daawooyinka xaaladda degdeg ah loo isticmaalo xiiqda waxa ka mid ah daawada la isku buufiyo ee loo yaqaano salbutamol. Goorma ayaa la isticmaala ? Xilliga la isticmaalayo waa xilliga …
Waa maxay calool-istaaggu? Calool istaagu waa mindhicirada oo awoodi waaya inay isdhaafiyaan hadhaaga cuntada ee qashinka ah. Caloosha oo adkaataa waa xaalad degenaanshiyo la’aan ah oo ku timaada habdhiska dheefshiidka iyo hab dhiska qashin-saarka. Cuntooyin badan ayaa keena calool-istaaga waxa ka mid ah:- Astaamaha lagu garto calool istaagga. HALIS INTEE LEEG AYEY GALI KARAAN DADKA CALOOL-ISTAAGGA LEH? Halis caafimaad oo …
Jointace waa fiitamiino-ka kooban nafaqooyin baahi badan uu u qabo jidhkeena ,maadaama jidhkeena shaqo baaxad weyn ay ka dhex-socoto . Muruqyadeenu waxa ay u shaqeeyaan si baaxad weyn ,oo aan nasasho lahayn,kale gooys walba waxa ku jira dareere ka ilaaliya in lafuhu ay is-lisaan ,waxa uu dareerahaas uu inoo fudaydiyaa socod dheer inaynu samayn karno. MAXAA UU KAKOOBAN YAHAY JOINTACE? …
Qufaca habeenkii oo soo noqnoqda waxa keena xaalado sahlan oo lasoo darsa caafimaadkaaga. hawo-mareenka inta sare waxa loo yaqaan sanka,afka iyo dalqada. dareerahaa xidhaya waxa uu keena saxasho joogto ah iyo qufac halis badan . hadii aad duray iyo xanuuno caabuqa laabta ku dhaca aad yeelatid waxa ay keenaysaa in aad habenki qufac badan aad yeelatid ,waa xaalad halis ah …
WACYIGALIN CAAFIMAAD OO KU SAABSAN NAASKA. Qanjidhka naasku maadama uu yahay mid ilmuhu uu aad ugu tiirsanyahay oo caano nafaqo leh uu ka helayo ,hooyadu waa muhiim in ay ka warhayso ,isbedelada ku dhacaya naaska. Marwalba oo hooyadu ay ogaato xilli hore xanuunka isbedelka ku yimaada naaskeeda waa marwlba oo xilli hore la xalin karo xaaladeeda lasoo gudboonaata naaska . …
Immisa saacadood ayaa habboon carruurtu in ay seexdaan? Hurdadu waa mustaqbalka carruurta, aad bayna muhiim ugu tahay, hurdo la’aantuna badiyaa kama muuqato; laakiin waxa ay si taban u saameysaa maskaxdooda, awooddooda waxbarasho iyo cimrigooda inta ka dhiman. Tiknoolojiyaddu waxa ay sababtay in ubbad yaryar oo badan hurdo la’aani ku dhacdo, subixiina daal la soo kacaan, oo ay dugsiyada tegaan iyaga …