Author: Dr Mohamed Ibrahim (Alfaruki)

INDHO-QALAYLKA MAXAA KEENA?

Dahaadhka sare ee isha ayaa ah ilin,ilintu isha waxa ay u tahay difaac ,ilin ayaa ay soo daayaan qanjidhada indhaha ku hareeraysan si ay u ilaaliyaan isha qoyaankeeda. Dadka qaar ayaa helin ilin isha u ilaalisa qoyaanka ,si fudud uma dareemayaan raaxada araga. Maxaa sababa indho-qalaylka? Xaaladaha kale ee keeni kara waxa ka mid ah:- CALAAMADAHAN HADII AAD ISKU ARAGTID …

NAFAQO-DARRO!

Waxa aad maqashaa hebel -waxa uu u baahan yahay nafaqo/waxa ku dhacay nafaqo -darro ayaa haysa, nafaqo-darro maxay tahay? Nafaqo-darro waxa loo yaqaan laba xaaladood:- Cuntooyinka aynu qaadano waa cuntooyinka kooban dux/subag,fiitamiino,macdano,sonkor iyo barootiin cuntada aan intaa ka koobnayn waxa loo yaqaan cunto aan nafaqo lahayn. Hadii cuntada uu qaadanayo qofku ay badantahay oo si xad-dhaaf ah uu u qaado …

FAAIIDO OO QURAAN AKHRISKA AAD KA HELAYSID.

Faaiidooyinka aynu ka helno quraan akhriska waa faaiidooyin caafimaad oo aan la sinayn faaiidooyinka kale ee aynu helno. Naf ahaan waxa aynu dareemaynaa xasilooni iyo degenaan ,dhamaan xubnayaashu waxa ay helayaan xasilooni iyo degenaan. Qofba qofkuu ka akhris badan yahay quraanka waxa u waarta maskax furnaan iyo in uu ka dheeraado xanuunka asaasaqa. Faaiidooyinka caafimaad ee aynu ka helno akhrinta …

CIIR/CAANO FADHI.

Yogurtu waxa ay noqon kartaa mid sare u qaada borotiinka, kalsiyum, fiitamiino, iyo probiotics, kuwaas oo kor u qaadi kara ilmo aragtayda mindhicirka. Kuwani waxay difaac u noqon karaan lafaha iyo ilkaha waxayna ka hortagaan dhibaatooyinka dheefshiidka. Ciirtu waxa ay jidhka siisaa hab-difaac. Ciirtu waxa ay ka koobantahay : – Biyo 81%. – Protein 9%. – Subag/dux 5%. – Sonkoro …

3-SADDEXDA BILOOD EE UGU HOREEYA XILLIGA UURKA.

Uurku wuxuu jiraa ilaa 40 toddobaad. Toddobaadyada waxa loo qaybiyaa saddex saddex bilood. Saddexda bilood ee ugu horreeya waa waqtiga u dhexeeya bacriminta ukunta shahwada (rimidda) iyo toddobaadka 12 ee uurka. Jirka haweeneydu waxa uu maraa isbeddello badan inta lagu jiro 12ka toddobaad ee ugu horreeya uurka. Dumarku waxay inta badan bilaabaan inay ka welwelaan: Maxaa la cunaa? Fiitamamiino ma …

TESTESTRONE IYO RAGGA.

Testestrone waa hormone laga soo daayo dhikilaha(testes) unugyada loo yaqaano leydig cells. Ragga waxa uu siiyaa ➖ Dumarka waxa uu siiyaa:- QOFKA UU HOOSEEYO TESTESTRONE MAXAA LAGU GARTAA? Marka uu hoos udhaco testestrone hormone ku waxa uu sifudud uga muuqaa ragga marka la garab dhigo dumarka. Cuntooyinka kor uqaada testestrone-ka. Talo.

SI DABIICI AH ISKAGA DAWEE QUFACA .

Hadii aanad haysan dawooyinka loo lagu daweeyo qufaca ee sharoobo ah ama kiniin la qaato waxaad isticmaali kartaa waxyaabo fudud oo aad gurigaga ka helayso. Waa waxyaabo dabiici ah oo laga helayo guriga. 1- Malabka Malabku waxa uu u wanagsan yahay qufaca gar ahaan kisa qalalan. Cilmi baadhis la sameyay oo la is barbar dhigayay dawoyinka qufac baabiyaha iyo malabka …