Author: Dr Mohamed Ibrahim (Alfaruki)

SIDEE AYAAD UGA BAD-BAADI KARTAA DHIBAATOOYINKA UU KEENO SONKOROWGU/MACAANKU?

Sonkorowgu/macaanku waa xanuun jiitama ,ganacu waxa uu waayaa unugyada usoo saara maadada insulin oo control-sha heerka sonkorta dhiigga dhex-qulqulaysa. Sonkorta badan ee dhiiggu waxa ay waxyeelo u gaysataa unugyada dareemayaasha,taranka,indhaha,kelyaha,wadnaha iyo lugaha. Hadii sifiican oo loo ilaalin heerka sonkorta waxa ay keeni kartaa cawaaqib xumooyin saamayn xun leh . Siyaabaha lagaga hortago dhibaatooyinka macaanku gaysto waxa ka mid ah: Cabirka …

KALEBIXIDDA LAFAHA(CARUURTA).

Kale-bixiddu waxa ay dhacdaa marka laftu kasoo baxdo godka ay madaxa kula jirto. Dhaawac ayaa soo gaadha kale-goysyada marka sicadaadis leh loo soo jiido gacanta ,ama ilmuhu si aan miisaamnayn uu u fadhiisto ama lugta uu kale dhaco meel kale dheer. Kalabaxu waxa uu ka dhacaa meel walba oo ay ku kulmaan laba lafood. CALAAMADAHA LAGU GARTO KALEBAXA. FIRST AID …

14 QODOB OO MUHIIM U AH KAADI HAYSTA.

Dadka way kuyartahay hadal haynta kaadihaysta,laakin qof walba way saameynaysaa . Kaadi-haystu waxa ay kutaalaa uur-ku jirta hoosteeda,waxa ay qaadaa xaddi badan oo kaadi ah. Si aynu u ilaalino caafimaadka kaadi haysta waxa muhiim ah in aynu raacno qodobadan inoo tibaaxayah caafimaadka kaadi-haysta. Haysashada badan ee kadida aad xajinaysid uma wanaagsana kaadi haysta saameyn ayaa ka dhalan karta. kaadi haysashada …

MARAQ-DIGAAGA IYO HALISTIISA CAAFIMAAD.

Khubarada caafimaadku waxa ay ka digaan inta badan dhibaatooyinka caafimaad ee ay leeyihiin walxaha farsamaysan ee cuntooyinka lagu darsado. Maraq digaagga aad ayay Soomaalidu u isticmaashaa waxayna ku darsadaan suugada si loogu carfiyo, dhanaanna loogu yeelo, shirkadaha sameeya maraq digaagga ay badanaa soomaalidu isticmaasho waa: “Maggi”, “Oxo” “Jumbo”, “Knorr” iyo “CalNort”. Talow Ma Isweydiisay, Muxuu Maraq Digaaggu Ka Samaysan Yahay? …

COLLAGEN-TA IYO CAAFIMAADKA MAQAARKA.

Collagen waxa ay masuul ka tahay muuqaalka maqaarkaaga,jilicsanaantiisa,kale baxsanaanta,awoodiisa iyo marka lakale jiido halkiisa in uu kusoo noqdo. Waa maaddo muhiim u ah maqaarka iyo badqabkiisa. collagen waa protein waana qurubka ugu yar uguna faaiidoda badan ee uu ka samaysan yahay maqaarkeenu. Meelaha kale ee laga helo waxa ka mid ah lafaha iyo seedaha. Collagen way ku yaraataa maqaarkeena sanadba …

3-SIYAABOOD OO CUNTOOYINKA DAQIIQDA KA SAMAYSAN U DHAAWICI KARAAN CAAFIMAADKA JIDHKAAGA.

Cuntooyinka daqiiqda laga semeeyo dhamaantood waa cuntooyin soo jiidasho leh oo dhadhan aad u macaan leh. Daqiiqda aan lagu darin cuntooyinka barootiinka ah ayaa ah ta ugu saameynta badan ee saamaysa mindhicirkeena . Saddexdan maaddo waxa lagu daraa marka la wershadaynayo . 3. Waxa ay kordhinaysaa miisaanka qofka ,miisaanka oo kordhaa waxa ka dhalan kara xanuunada wadnaha. SIDEE AYAA LAGU …

6 QODOB OO AROORTAADA QURXINAYAH.

Moralka qofka oo hagaaga subaxda hore waxa ay ka qaybqaadataa maalintaadu in ay noqoto maalin quruxbadan ,farxad badan sidoo kale caafimaad badan . Wax-qabadka maalin laha ah ayaa ah mid lama huraan u ah maalin walba in aad qabatid ,si ay u ahaato waxqabadkaagaasi mid xiisoh leh waxa aanu ugu talo-galnay dadka mareegta ku xidhan in ay akhristaan lixdan qodob …

DIABETIC FOOT ULCER.

Waa dhaawaca ugu yar ee gaadha dadka macaanka leh lugahooda. Inyar oo maqaarku uu furmo sida jeexitaan ,fin kasoo bax ayaa keeni karta in uu noqdo nabar weyn hadii aad macaan aad qabtid. – Hadii aad xidhantahay kabo adag oo cidhib adag leh sidoo kale ku haya waxa ay keeni kartaa kabtaas in uu nabar farahaaga ,suulasha ,baabocooyinka in ay …

IRON-TU HADDI AY HOOSAYSO ISBEDELLO NOOCEE AH AYAA KU IMANAYA CAAFIMAADKA JIDHKAAGA.

Iron-tu waa macdan aad muhiim ugu ah samaysanka unugyada cascas ee dhiigga . xaddiga dhiigga korodhkiisa waxa ugu weyn ee ku xidhan waa macdanta iron. Dhiigaagu waxa uu u baahanyahay iron si loo sameeyo hemoglobin ,hemoglobin waa protein inoo xanbaara maadada oxygen taas oo dhex marayasa xididada dhiigga qaada. Haddii aanu jidhkaagu aanu haysan hemoglobin ku filan unugyadaadu ma helayaan …